12/09/2018
https://wacdaro.com/5-waxyaabood-aad-ku-hadashid-oo-si-daran-u-dhaawaca-xaaskaaga-iska-ilaali/
(Wacdaro Online) — Qof walba oo bini aadam ah qalad waa gali karaa balse ma wanaagsana inaad xaaskaaga nabarro iyo boog xanuun badan aad u yeeshid isla markaana aad ku celcelisid. Inaad ka fiirsato waxa aad ku leedahay xaaskaaga waa muhiim,waxaana jira waxyaabo mudan inaadan waligaa ku dhihin xaas...