Xirfad Maal Academy

Xirfad Maal  Academy Rugta Barashada graphic design mobile ka

Q2aad: Ardayda Qalin yabiyeyaasha Dufcadii 4aad   📝 Marka H**e Alle ayaa mahad oo Idil u sug-naatay Marka Xigta Waxaan U...
22/09/2025

Q2aad: Ardayda Qalin yabiyeyaasha Dufcadii 4aad

📝 Marka H**e Alle ayaa mahad oo Idil u sug-naatay Marka Xigta Waxaan U Hambalyey nayaa Dhamaan Ardayda Dufcadii 4aad Ee Course Graphic Design oo u soo dhamaaday Casharadii Iyo Imtixaanaadkii oo dhan una mahad celiya Rabigood kaspkane Macalimiinya Xirfad Maal Academy

🏷️Rabbi Hadinka Dhigo kuwa Xirfada ay barteen ku Anfaca Naftooda iyo Tan dadkoodaba, Waxaana idinku Bogaadinayaa in aad Dadaalkiina Halkaas ku ekayn ee aad sii laba jibaartaan oo aad ku dadaashaan barashada Xirfadaha Casriga ah Si aad U noqotan Dhalinyarada Barrito wax u qabata oo dabarta Baahiyaha Bulshadooda.

⚖️ Anagane Hadii aan Nahay Team
Xirfad Maal Academy waxaa inoo caada ah In aan soo saarno Dhalinyaro ku xeel dheer Xirfadaha Cusub Sida Video Editing ka Iyo Graphic Design ka.

💎 Halku Dhigeenu waa Soo saarista Dhalinyaro Wax Naqshadeeya

Mid Ka mid Posters Ka (Exam-Ka) lagu Galaayey Ayaa Noqday Mid arday Badani Ka falceliyeen Sabab La xariirta Qaab Design ...
21/09/2025

Mid Ka mid Posters Ka (Exam-Ka) lagu Galaayey Ayaa Noqday Mid arday Badani Ka falceliyeen Sabab La xariirta Qaab Design Ka Iyo Fikrada Sida ay iskugu Soo baxayaan Postar kaan Ayaan Viral Ka Dhex Noqday Ardayda Dufcadii 4aad Dhamaysay Course Graphic Design.

Hadaba Su'aal !! Sidee Uga falcelin Leheed Poster kaan Hoos kaga Muuqda???? Jawaab Taadu Noogu Reeb Qaybta Faallooyinka Mahadsanid.

  adigane Bil Kheyr Dhaho Fursadani waa Fursadaadii Waxaan Qiima Dhimis Ballaaran Ku Samaynay Course Graphic Design Smar...
21/09/2025

adigane Bil Kheyr Dhaho Fursadani waa Fursadaadii Waxaan Qiima Dhimis Ballaaran Ku Samaynay Course Graphic Design Smartphone oo Qiime heedu ahaa $4 Dollar Hada waxaan ku Heli kartaa $1 Dollar fursadaan waxa ay soconeysaa Muddo 24 Saac ee Ka Faa'iideyso Oo hada Iska diiwaan Gali Akaadamiyada Xirfad Maal Academy

Wixii fahfaahin ah nagalasoo xiriir WhatsApp ka hose

Waa mid ka mid ah Ardayda Dufcadii 4aad ee Wax ka baratay Akaadamiyada XIRFAD MAAL ACADEMY oo lagu magacaabo Shaaci Maxa...
20/09/2025

Waa mid ka mid ah Ardayda Dufcadii 4aad ee Wax ka baratay Akaadamiyada XIRFAD MAAL ACADEMY oo lagu magacaabo Shaaci Maxamed oo Webinar ku soo bandhigay Qayb ka mid ah Designs ka uu ku sameeyo Application ka ay casharada ku barteen kana tirsan Ardayda ugu dadaalka badneed ee wax ka baratay Akaadamiyada Xirfad Maal Academy Annagane waxaan leenahay Rabbi Hakaadhigo mid Aqoonta iyo Xirfadaha uu bartay ku anfaca Naftiisa Iyo Tan Bulshadiisaba.

Akaadamiyada XIRFAD MAAL ACADEMY HOYGA XIRFADAHA CASRIGA IYO WAXTARKA DHALINYRDA CASRIGAAN

Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay Webinar kii Dufcada 4aad ee course Graphic Design oo aan ku balllan saneen waxaa m...
20/09/2025

Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay Webinar kii Dufcada 4aad ee course Graphic Design oo aan ku balllan saneen waxaa mahad oo idil u sugnaatay ALLE SWT oo noo suurta galiyey in aan qabanno barnaamij aan ugu talagalnay inaan ku sagootinno uguna faa'iideyno sida ay xirfadaan ugu shaqaysan lahaayeen iyo Sidii ay mid kale usii baran lahaayeen Waxaana ka Wacadaro cajiib ah oo ardayda oo dhan ku farxeen kuna kala faa'iideesten Alle ayaa mahad oo Idilusug-naatay.

Akaadamiyada XIRFAD MAAL ACADEMY waxa ay Mar walba u taagan tahay hor-marinta iyo soo saarista arday leh XIRFAD SARE oo ay uga shaqaysan karan Goob walba oo u baahan in loogu shaqeeyo xirfdaan..
الحمدلله على نعمه تتم الصالحات

Xirfad Maal Academy
Https://wa.me/+252616562333

Q.1aad: Ardayda Qalin yabiyeyaasha Dufcadii 4aad   📝 Marka H**e Alle ayaa mahad oo Idil u sug-naatay Marka Xigta Waxaan ...
19/09/2025

Q.1aad: Ardayda Qalin yabiyeyaasha Dufcadii 4aad

📝 Marka H**e Alle ayaa mahad oo Idil u sug-naatay Marka Xigta Waxaan U Hambalyey nayaa Dhamaan Ardayda Dufcadii 4aad Ee Course Graphic Design oo u soo dhamaaday Casharadii Iyo Imtixaanaadkii oo dhan.

🏷️Rabbi Hadinka Dhigo kuwa Xirfada ay barteen ku Anfaca Naftooda iyo Tan dadkoodaba, Waxaana idinku Bogaadinayaa in aad Dadaalkiina Halkaas ku ekayn ee aad sii laba jibaartaan oo aad ku dadaashaan barashada Xirfadaha Casriga ah Si aad U noqotan Dhalinyarada Barrito wax u qabata oo dabarta Baahiyaha Bulshadooda.

⚖️ Anagane Hadii aan Nahay Team
Xirfad Maal Academy waxaa inoo caada ah In aan soo saarno Dhalinyaro ku xeel dheer Xirfadaha Cusub Sida Video Editing ka Iyo Graphic Design ka.

💎 Halku Dhigeenu waa Soo saarista Dhalinyaro Wax Naqshadeeya

Kulankii lagu ambabixin lahaa Ardayda Dufcadii 4aad ee course Graphic Design  waxaan  cawada qabansan doonnaa Webinar fr...
18/09/2025

Kulankii lagu ambabixin lahaa Ardayda Dufcadii 4aad ee course Graphic Design waxaan cawada qabansan doonnaa Webinar free ah oo aan ku qaban doonno👇

GOOGLE MEETING

Waxaane kasoo qayb gali kara dhamaan ardayda akaadamiyada:👇

XIRFAD MAAL ACADEMY

Marka arday waliba waxaa laga rabaa in uu soo gudbiyo cabashadiisa iyo dhamaan Su'aalaha uu qabo si loola xaliyo insha Allah

Waxaa dhawaan idin soo gaari doona link ga Application ka Google meeting

Hadii uusan kuugu jirin kala soo dag play store ka adiga oo ku qoraya Google meet

📌 Xirfad Maal Academy
📞 61 6562333

Waa bahda Xirfad Maal  Academy oo idin leh Arday,Macalimiin iyo dhamaan Muslimiinta meel waliba oo ay joogan Jumca mubaa...
29/08/2025

Waa bahda Xirfad Maal Academy oo idin leh Arday,Macalimiin iyo dhamaan Muslimiinta meel waliba oo ay joogan Jumca mubaarak

Media

Ma rabta in aad ku barato xirfadaha Casriga ah kuna shaqaysato Hadaba taa waxaa kuu suurta galiyey Akadamiyada XIRFAD MA...
13/08/2025

Ma rabta in aad ku barato xirfadaha Casriga ah kuna shaqaysato Hadaba taa waxaa kuu suurta galiyey Akadamiyada
XIRFAD MAAL ACADEMY
Oo ah Akadamiyad somaliyed oo bixisa korsooyinka Online ka ah

Korsoyinka aan bixinno waxa ka mid ah:

1) Graphic Design
2) Video Editing

Waxad ku bara donta sida tan:

▶️1) Sida loo sameeyo poster Xayeysiin ah
▶️2) Sida loo sameyo Boorarka
▶️3) Sida loo sameyo cover book
▶️4) Sida loo sameyo cover fecbook
▶️5) Sida loo sameyo Cv yada
▶️6) Sida loo sameyo EID cards ka

⚙️Iyo wax yaabo kle oo badan

Qaybta Video Editing waxa aad ku baran doontaa:

▶️1) Sida Muqalada loo jar-jaro
▶️2) Sida Video HD Quality loo samayo
▶️3) Sida Video Xayeysiis ah loo sameyo
▶️4) Mesha ugu Fiican ee Free Video laga soo Download gareysto
▶️5) Sida short Video loo samayo
▶️6) Sida Sigma Video loo sameyo

⚙️ Iyo wax yabo kle oo badan

✉️Wixii fahfahin ah nagalaso xiriir WhatsApp ka hose mahadsanid

📞 Https://wa.me/+252616562333

Our Telegram Channel 👇
https://t.me/Xirfadmaalacademy

12/08/2025

XIRFAD_MAAL_ACADEMY

🖥️ Waa hooy laga barto Culuumta Xirfada Graphic Design-ka iyo Video Editing.

⚙️Hadafkeenu waa soo saarista arday Yaqaan Xirfad ay ku shaqaysan karaan.

🖊️REGISTER NOW 👇

Https://wa.me/+252616562333

12/08/2025

🫲🫱Ku soo Dhawow Akadamiyada

💡 Xirfad Maal Academy

Oo ka baro xirfado cusub oo aad ku shaqaysan karto Birrito.

🔑 Fadlan page keena follow inoo dheh
Oo Mar walba lasoco wax yaabaha aan soo dhigno mahadsanid

Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay Webinar kii aan ku balllan saneen waxaa mahad oo idil u sugnaatay ALLE SWT oo noo ...
08/08/2025

Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay Webinar kii aan ku balllan saneen waxaa mahad oo idil u sugnaatay ALLE SWT oo noo suurta galiyey in aan qabanno barnaamij aan ugu talagalnay inaan ardayda uga xallinno caqabadaha kasoo wajahay Barashada Graphic Design ka iyo Video Editing ka.

Akaadamiyada XIRFAD MAAL ACADEMY waxa ay Mar walba u taagan tahay hor-marinta iyo soo saarista arday leh XIRFAD SARE oo ay uga shaqaysan karan Goob walba oo u baahan in loogu shaqeeyo xirfdaan..
الحمدلله على نعمه تتم الصالحات

Xirfad maal academy
Https://wa.me/+252616562333

Address

Mogadishu
EDUCATIONONLINE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xirfad Maal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share