SuldAn Pashir

SuldAn Pashir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SuldAn Pashir, Video Creator, Mogadishu.

10/03/2025

No Mashquulin "Oo ka cabanaya Dadka Foolxun
Kuna Taliyay inay is Dilaan ...

😂😂 Tanna wano dhinneeed
06/03/2025

😂😂 Tanna wano dhinneeed

04/03/2025

Macquul

12/06/2023

Maxay ku kala Duwan yihiin Xishood iyo Khajilaad?

Xishoodka iyo Khajilku waa labo eray oo ay dadku marar badan isku si u adeegsadaan, se macne ahaan iyo muunad ahaanba kala duwan.

Khajilaaddu waxay tilmaantaa baqdin iyo kalsoonidarro, qofka isku kalsoonina ma qajilee, wuu xishoodaa.

Xishoodku wuxu keenaa in qofku ka xishoodo waxa xaqa loogu leeyahay, khajilaaddu se waxay keentaa in uu ka khajilo wixii uu isagu xaqa u lahaa.

Xishoodku, wuxu qofka ka reebaa in uu xumaha sameeyo, khajilaadduna waxay qofka ka reebtaa in uu samaha sameeyo.

Xishoodku waa fal ammaanan, qofka falana wuu sharfan yahay, khajilaaddu se, waa fal ceebaysan, qofka falana wuu cambaaraysan yahay. Waayo, khajilaaddu, samo uu qofku fali lahaa bay ka reebtaa ama xaq uu lahaa bay ka dayacdaa.

— Mubarak Hadi

28/12/2022
27/12/2022

Qancinta Bini Adamka Waa Hadaf Aan Wax Guul Ah leheyn

✍🏽Spa

Dalka Sucuudiga ayaa laga hirgalinayaa doontii ugu weynayd caalamka oo u muuqaal eeg shimbir waxaana ku baxaysa lacag dh...
19/11/2022

Dalka Sucuudiga ayaa laga hirgalinayaa doontii ugu weynayd caalamka oo u muuqaal eeg shimbir waxaana ku baxaysa lacag dhan 5 Bilyan oo dollar.

Dhismaha magaaladan oo loogu talo-galay in ay biyaha badda dul sabayso ayaa qaadaysa in ka badan 60-kun qof waxaana bilaabaysa shirkad lagu magacaabo Lazzarini

Hadii aad dooneyso in aad barato Digital marketing basics ama bilowga h**e ee digital marketing kooraskan soo tijaabi wa...
09/11/2022

Hadii aad dooneyso in aad barato Digital marketing basics ama bilowga h**e ee digital marketing kooraskan soo tijaabi waa bilaash 100% marka si aad uga qeybqaadato linkigan

https://www.udemy.com/share/101vbW/

SuldAn Pashir Ahmed ✍🏽👋10 Website oo muhiim u ah qofwalbo oo technology-da kujiro .1= Ninite.com =  waa website aad ka h...
09/11/2022

SuldAn Pashir Ahmed ✍🏽👋

10 Website oo muhiim u ah qofwalbo oo technology-da kujiro .

1= Ninite.com = waa website aad ka helaysid application walba oo computer kaaga mihiim u ah.
2= Edit.photo = Website aad ku editing garaynayso sawiraantaada.
3= Haveibeenpwned.com = website kuu sheegaya in Gmail kaaga la jabsaday .
4= Alternativeto.net =program walba oo iib lagaaga dhigo isagoo free ah ayaad ka helaysaa website kan mid u dhigma.
5= Diagrams.net =website lagu nashqadeeyo buugta jaanjuusyada ku sawiran waana free.
6= Pixels.com = sawiraan qurux badan oo bilaash ah ayaad ka helaysaa website kan .
7= Office.com = website waxaad ka helaysaa office oo dhan.
8= Ifixit.com = website kan wuxuu kaa saacidayaa in wixii cilad ah ee kaa qabsada computer ama technical in step to step kugu sharaxo oo aadan u baahan samaysle.
9= 10minutemail.com = email temporary.
10= Intro-HD.net = Website aad ka helayso templates video editing ah (premiere pro, Filmore, DaVinci Resolve, iMovie, Final Cut Pro).

05/11/2022

Wiilo saan makugu dhacday wili?
Gabar sidan wiliga ma sameysay?

01/11/2022

Marar badan waynu is diidsiinaa wixii aynu rabney ee wakhtigu innaga galay,
haddana waa la innaga dareemayaa doonista waxaa,
sababtoo ah indhaheenna ayaa u ilmayna halka afkuna ka leeyahay “ Ma Rabo Anigu “💔

Address

Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SuldAn Pashir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category