Roone Talks

Roone Talks Roone Talks โ€“ Sharing insights on tech, creativity, and digital opportunities. Stay inspired & empowered!

Muuqaal Shalay Aan ka diyaariyay Hormarinta Dhalinyarada Xirfadaha leh iyo Guddigaan Qaran islahaaa.Waxaan arkaa dhaliny...
18/07/2026

Muuqaal Shalay Aan ka diyaariyay Hormarinta Dhalinyarada Xirfadaha leh iyo Guddigaan Qaran islahaaa.

Waxaan arkaa dhalinyaradeena oo masraxyada caalamka kusoo bandhigaayo xirfadahooda iyo hormarinta Xirfadaha iyo shaqo abuurka bulshadeena

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

Muqdisho, 18, Luulyo 2026:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka.

Gogol-xaadhka hawsha guddigan, oo muddo sanad ka badan ka socotay Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, isla markaana ay wadeen guddi-hoosaadka Shaqo-abuurka Qaran, ayaa hadda soo gaartay waqtigii dhaqangelinta.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, oo cuskanaya qodobka 120-aad ee Dastuurka JFS, isla markaana eegaya muhiimadda ay leedahay dardargelinta xirfadaha, shaqo-abuurka, nidaamyada hagaajinta suuqa shaqada, iyo abuurista fursado dhaqaale oo lagu horumarin karo ganacsiyada gaarka loo leeyahay, ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka.

Guddiga ayaa ka kooban Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha iyo 13 wasaaradood oo udub-dhexaad u ah hawlaha xirfadaha iyo shaqo-abuurka.

- DHAMMAAD โ€“

Cabdinaasir Axmed Bashiir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, XRW
E-mail: [email protected]
Tel: +252 771 770 958
Facebook: https://www.facebook.com/OPMSomalia
X (Twitter): https://x.com/somalipm
Flickr: https://www.flickr.com/photos/opmsomalia/
Instagram: https://www.instagram.com/opmsomalia
YouTube: https://www.youtube.com/
Website: https://www.opm.gov.s

17/07/2026

Si Dhalinyarada Soomaaliyeed ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐จ๐จ๐๐š ugaarsiiyaan heer caalami, ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š iyo ๐‡๐ž๐ฒ'๐š๐๐š๐ก๐š ay qusayso aan gaariino Fariintaan.

Adina Qeybta faalada nagula wadaaga aragtidaada

01/07/2026

๐Ÿ๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ฆ๐š ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž, mashruuc adi aad qabatay oo ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š๐š ๐ค๐ฎ๐ง lagu qaatay maku soo martay ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜‚

04/06/2026

Waxaan rabnaaa NABAD ๐Ÿ•Š๏ธ

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Roone Talks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share