Rajodhis tv

Rajodhis tv samafale iyo wanaag

10/05/2026
21/04/2026

Inaan sidaan ku fiirsano ma xaq
Baa?😥 waan badbaadin karnaa
Hadii qof kasta nis dollr le u diro
Ama hal dollr oo gabadhan yar
Lagu badbaadinaayo hadii intaba
Awoodin waxan ka codsanayaa
Inaad u share gareeysaan
Samafale Nuurudiin

Aamino cabdi aadan
252613529511

Gabadhaas yar badbaado ayay
U baahan tahay share gareeya

27/01/2026

Sorry 😞 dheh wllo Hooyadan iyo wiilkeeda 10 maalin dabkooda lama shidin😭 waad u jeedaan
Dadka ilaahey waxsiyeyow ilaahey dadrtiisa ku caawi maalinta qiyamo waa la idin weydiin doona inta maalintaasi la gaarin 1$2$5$10$50$100$ iyo wixiikale oo lamid ah aad aboodo ku caawi maanta maalin eheey ayaad ilaahey aktiisa ka heli doontaa +252614201428
Nuurta aadan cabdi

20/01/2026

💔 HOYO GAJO DARTEED AYAY U SUUXDAY…
Hooyadan masaakiinta ah gaajo darteed ayay u suuxday, biyo ayaa lagu shubay si ay u soo miyirsato 😭
Hadda kaligeed ayay jiiftaa, cid u naxariisata ma leh 💔
🥺 Haddii qalbigaagu nool yahay, ha ka leexan
🤲 Wax yar oo aad maanta bixiso, naf ayaad ku badbaadin kartaa
👩‍🦱 Magac: Yerey Madow Caliyo
📞 Lambar: 0612455834
😭💔🤲

Address

Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajodhis tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category