macaamil

macaamil macaamil

27/01/2025

؟، يفتح أحد بوابات الأسرار لفضل سورة الحديد، والذي من المعلوم أنه عظيم لأن سورة الحديد كغيرها من سور القرآن الكريم هي كلام الله جل وعلا، ومن ثم لا يمكن تجاهل أو الاستهانة بمثل هذا السؤال عن لماذا تقرأ سورة الحديد اليوم الثلاثاء وكل ثلاثاء ؟، ففيه دلالة على عظيم الفضل ومن ثم به يزيد الحرص والاغتنام.

23/01/2025

"Abaaraha" waxaa sabab u noqon kara dhowr arrimood oo kala duwan. Marka ugu h**eysa, abaaraha waxaa keeni kara isbedelka cimilada, sida kuleylka daran ama roobab yaraan. Sidoo kale, haddii deegaanka uu noqdo mid aan ku filnayn in dhirta iyo wax soo saarka dabiiciga ah ay ku koraan, waxaa dhici karta in biyaha xaddidan ay sii yaraadaan, taas oo keenta abaartii.

Arrimo kale oo keeni kara abaaraha waxaa ka mid ah go'itaanka ama xaddidnaanta ilaha biyaha, sida wabiyada iyo biyohooska, iyo sidoo kale daadashada ama isbedelka deegaanka sida gubashada kaymaha ama burburka dhulalka dabiiciga ah.

Sidoo kale, siyaasadda iyo hababka beeraha ee aan waxtarka lahayn waxay sidoo kale kordhin karaan saameynta abaaraha. Tusaale ahaan, haddii dadka deegaanka ay isticmaalaan si aan habboonayn dhulka ama biyooyinka, waxaa korodhay khataraha abaaraha.

Waxaa kale oo jira isbedelo cimilada oo aad u culus, sida kulaylka sii kordhaya iyo roobab yaraan, kuwaas oo ka dhalanaya isbedelka cimilada ee adduunka.

Rabii Haa uu gargaro umada somaaliyad onka iyo abaraha naga duul.qaad

17/01/2025

HABEEN WANAAGSAN

Booliska la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalka Kuuriyada Koonfureed, ayaa xalay xabsiga dhigay Madaxweynihii dalkaas Yoon ...
15/01/2025

Booliska la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalka Kuuriyada Koonfureed, ayaa xalay xabsiga dhigay Madaxweynihii dalkaas Yoon Suk Yeol oo bil ka hor isku dayey in uu xaalad degdeg ah ku soo rogo dalkaas, isagoo ku dhawaaqay in uu kala diray Baarlamaankii, kuna amray ciidanka in ay la wareegan xaruntiisa.

Mr Yoon oo noqonaya Madaxweynihii ugu h**eeyey oo isagoo xilka haya Xabsiga la dhigo, ayaa ku andacooday in uu dalka ka samata bixinayo halis qaran oo ay cadaw gudaha iyo kuwo dibadda ahi soo maleegeen.

Laakiin shacabka dalkiisa oo taa diidan ayaa wadooyinka iskugu soo baxay, iyagoo ku cadaadiyey xildhibaanada Baarlamaanka ee mucaarad iyo muxaafidba in ay dalka ka samata bixiyaan halista xukun b**b ee Mr Yoon.

Baarlamaanka ayaa dacwad (impeachment) khiyaano qaran iyo xukun b**b ku soo oogay Mr Yoon, xilkiina sidaas kaga qaaday.

Ku takrifalka awooda ayaa ah musuqmaasuqa ugu wayn, taas ayaana sababtay in Booliska qaabilsan la dagaalanka musuqa soo xiraan Mr Yoon.

Yoon ayaa sanadkii 2022 shacabka Koonfur Kuuriya u doorteen mudo 5 sano ah xilka madaxweynaha dalkaas oo sida dastuurka dalkaasi dhigayo ah hal mudo xileed oo keli ah.

Maadaama uusan markale isi soo sharaxi karin, Xisbigii uu hoggaamiyaha ka ahaana si ba’an looga adkaaday doorashooyinkii Baarlamaanka ee dhacay bishii April ee sanadkii h**e 2024 ayuu Mr Yoon isku dayey in uu awooda xoog kula wareego, isagoo kaashanaya ciidanka, laakiin shacabka dalkiisa ayaa taa diiday.

Waxaa xasbiga la dhigay wasiirkiisii difaaca, halka taliyayaashii ciidanka Milateriga iyo Booliska uu baaritaan ku socdo

Shacabka wacyiga leh ee abaabulan cid kasta way ka awood badan yahay, dadkeennu waa in baraarugaan, heeryadana iska qaadaan, b**bka hantida qarankana iska diidaan.

12/01/2025

💎MACAAMIL PAGE 💎

Waxaan arkay isha oo ooynaysa, markaas ayaan waydiiyay, “Isha, maxaad saaxiib uga ooyday?
Waxayna tidhi maya
Markaa Xabiib baan ka idhi?
Waxayna tidhi maya
ii jawaab, ilmadu inay
dhammaad ayaye udhaw yihin?
Waxay tidhi, "Waxaan ooyayaa wakhti ay jireen dad daacad ah, saaxiibo, fican xataa kuwa aan jecelahay, kunaa waag baristay beenta iyo khiyaanada ayaa aasaas u noqday badbaadada."

رئيت العين تبكي فسألتها يا عين لم البكا على صديق ؟
فقالت لا
فقلت على حبيب؟
فقالت لا
يا عين اجيبيني فالدمع أوشك على الإنتهاء؟
فقالت أبكي على زمان قل فيه أوفياء والأصدقاء وحتى الأحباء وأصبح الكذب والغدر أساس للبقاء

01/01/2025

@ CONGRATULATIONS @1/1/2025 HAPPY New Year For Fast Year ❤️ 💖
FAST WEDNESDAY ✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️✅️

Waxan Bugadinaya Oo Ushegaya Nafteyda Iyo Naftinaa Sanadka Loo Dabal Dagaya Maaha Mid Islamka Quseya Balsaa Waa Dhaqan Gala
Bal Waa Sanad Cusub 2025

Mantaa Oo Kalee Galada Waay qamri cabtaa Waynaa Tomata

Alxm Lilaah Alah Aya Naguu Manestay Nimcada Dintaa

Anaga Walii Nomaa Bilabanin Sanadkenaa 5 Bilood Aya Nogaa Harty Sanadkaa Musliminta Waxay Maresa HIJRIGA ☪️1/7/ 1446
Milad 1 /1/2025 Ila Waa Mid Laguu Xisab Tamo Badanaa Maaha Miid Loo Dabal Daga
Sidaa Halola Socdaa
: المَرْءُ مَعَ مَنْ أَحَبَّ. : :
Waxoo Yiray Nabigena Suban Scw Ruxaa Waxoo Jeclada Ayuu Macisaa Noqonaa
Hadad Gala Raac Noqota Dhaqan Kodaa Tagertaa Maninta Qiyamo Saxibo Ayad Laahani

Nabigena Salalahu Calayhi Wasalim Hadalkisaa Maaha Miid An Yaresaan Karna

أَنْتَ مَعَ مَنْ أَحْبَبْتَ
Ninba Nabigena Salalahu Calayhi Wasalim Ninba Waydiyay sacada Qiyamo Gortay Dhacesa
Waxo Yiri Nabigena Salalahu Calayhi Wasalim Maxad diyarsatay Waxo Yirii rasul Alow Waax Kala.Man diyarsanin Kaliyaa Waxan Jeclahay Alee Iyo rasulkisaa
Waxo ugaa Jawabay Nabiga Waxad jeclata Umaa Macisaa Tahaye

NABIGENA SALALAHU CALAYHI WASALIM MACISAA ALAHA NAGAA DHIGAA
SANADKAN CUSUB QARKISAA ALAAHA NASIYO

ALAHUMA FARIIJ GURUBANA WAA TAQABAL ACMALANA WAA SAHIIL UMURAANA YAA ALAH
أللهم ف*ج كروبنا وسهل أمورنا وتقبل أعمالنا يالله

Address

Macaamil
Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when macaamil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share