Muse Show Podcast

Muse Show Podcast "The Muse Show Podcast focuses on natural resources, climate change, and food security in Somalia.

Eid Mubarak.                      عيد مبارك
19/03/2026

Eid Mubarak. عيد مبارك

14/03/2026

Saameynta Dagaalka Bariga Dhexe uu Ku yeeshay Aduunka, Gaar ahaan Somaalida, dhaqaale ahaan Iyo Maciishad Ahaanba, Falanqeyn kooban Kheybta kowaad

**************************************************
The Impact of the Middle East Conflict on the World, Particularly on Somalis, Economically and in Terms of Cost of Living , A Brief Analysis
Part One.

13/03/2026

Saameynta Dagaalka uu Ku yeeshay Aduunka, Gaar ahaan Somaaliya

02/03/2026

Xiisada Bariga Dhexe ka Aloosan iyo Saameynta ay ku yeelan karto Dhaqaalaha Aduunka iyo Sugnaanta Suntada, Gaar ahaan Somaalida, falanqeyn kooban.

***********************************************************************
Escalating tensions in the Middle East and their potential impact on global food security and the world economy, particularly on Somalia a brief analysis.

Saameynta Dagaalka Ka qarxay bariga dhaxe saameynta uu Nagu yelanayo wa sameyn toos ah , marinka Hormuz waxa maalinle U ...
28/02/2026

Saameynta Dagaalka Ka qarxay bariga dhaxe saameynta uu Nagu yelanayo wa sameyn toos ah , marinka Hormuz waxa maalinle U mara shidaalka aduunka qiyaas ahaan 25% Shidaalka Aduunka, 1/3 Gaaska Aduun ah, qiimaha Maciishada Aya qaaliyoobi doonta, Ku darso Bada cas oo xuuthiga carqaladeeyn doono. Waxaa bad baqayo Dalka wax soo saarka le Iyo keyd somaalida maxaa talo u ah.

20/02/2026

Mganka Banas waa nin dhalinyaro Agro Business ah, Ka Ganacsada Mechanizationka waxuu u dhashay Kenya,waxaan Ku Kalanay Shirka dhalinyarada Africa, waxaan Kala sheekeystay, Ganacsiga siduu Ku bilaabay,Fursadaha iyo Caqabadaha iyo waxa Ku kalifay inu shirkad ganacsi qaas u ah Mechanizationka inuu sameeyo
Ku xirnow
*****************************************************
Mganka Banas is a young agribusiness entrepreneur engaged in agricultural mechanization.He is originally from Kenya.
We met at the Africa Youth Conference, where I had the opportunity to speak with him about his business journey,how he started, the opportunities and challenges he encountered, and what motivated him to establish his own private company specializing in agricultural mechanization.
Stay tuned to Muse Show

18/02/2026

13/02/2026

waa maxay Caqabadaha Bangiyada ay kala kulmaaan marka qof Beeralay soo codsado Maalgelin, ma aqoonsi la,aan mise Dhanka damaanada, sidoo kale Digitaalka is bedel Muuqda maku sameeyey dhaqaalaha soomaaliya.
kheybta labaad wareysiga kordhabay


*********************************************************************
What barriers do banks face when financing farmers, identity gaps, collateral constraints, or both,
And how has digital transformation visibly impacted Somalia’s economy?
Episode 2: Part Two of the Interview with Kordhabay

Jimco wanaagsan WA jimcihii u Danbeyey shacbaan.
13/02/2026

Jimco wanaagsan WA jimcihii u Danbeyey shacbaan.

06/02/2026

Bangiyada Dijitaalka iyo Fursadaha Dhaqan Dhaqaale ee Bulshada, waxaan kala sheekeysanay Mohamed Kordhabey Madaxa Digital Banking Premier Wallet, kheybta kowaad

*************************************************************
Digital Banking and Socio-Economic Opportunities for Communities, we discussed this topic with Mohamed Kordhabey, Head of Digital Banking at Premier Wallet,
Part One

30/01/2026

kaluunka nooce loogu jecelyahay, Soomaliya kaluunkee ku badan, malaay yuunbiga magacee loo yaqaan, Aargoosatada dhoofkeeda Goormuu ayuu soo if baxay , Tuna fish wadamadee ayuu ku badanyahay.
Hasan kaluun kheybta labaad

*******************************************************************************
Which types of fish are most preferred, which fish are most abundant in Somalia, when did lobster exports emerge, and in which countries is tuna fish most abundant

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muse Show Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category