The Creative Podcast

The Creative Podcast A creative hub for designers, editors & content creators to learn, grow & get inspired

20/06/2026

β€œKulliyada dhigtay maku qanacsaneen” Aisha Axmed

To be Continued πŸŽ™οΈ
15/05/2026

To be Continued πŸŽ™οΈ

The First Skills Sharing Podcast πŸŽ™οΈThe Creative Podcast

15/05/2026

The First Skills Sharing Podcast πŸŽ™οΈThe Creative Podcast

Martida Podcast πŸŽ™οΈ Cabdiraxmaan Dalsoor wuxuu Bachelor ka qaatay Media & Communications dalka Malaysia πŸ‡²πŸ‡Ύ, halkaas oo uu...
26/03/2026

Martida Podcast πŸŽ™οΈ Cabdiraxmaan Dalsoor wuxuu Bachelor ka qaatay Media & Communications dalka Malaysia πŸ‡²πŸ‡Ύ, halkaas oo uu ku bartay sida warbaahinta casriga ah loo adeegsado iyo farsamooyinka storytelling-ka. Maanta wuxuu si firfircoon uga shaqeeyaa horumarinta saxaafadda iyo isbeddelka dhijitaalka ah.

Sheeko hal-abuur leh oo dawasho mudan βœ¨πŸ‘€

15/03/2026

π“πžπšπ¦ π—π’π«πŸπšππ₯𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐑𝐚 𝐚𝐧 π’π¬π›πšπ«π§π¨ πŸŽ™οΈπŸ˜€
Nala wadaag magacaaga iyo xirfadad COMMENT πŸ‘‡

Sida Loo Dhiso Sheeko Saameyn Leh (VIsual Storytelling ) | Ep. 3 The Creative Podcast πŸŒ™πŸŽ™οΈ
14/03/2026

Sida Loo Dhiso Sheeko Saameyn Leh (VIsual Storytelling ) | Ep. 3 The Creative Podcast πŸŒ™πŸŽ™οΈ

Martida Podcast-ka Aisha Axmed Baasha, oo ah khabiir ku xeeldheer arrimaha warbaahinta, bare jaamacadeed, iyo mid ka mid ah aasaasayaasha Infinity Media.Aish...

13/03/2026

Markay aqoontu la kulanto karti, natiijadu waa guul

13/03/2026

BTS the Creative Podcast Ep.3

Aisha Axmad Basha waxay saxaafadda (journalism) ku soo baratay dalka Suudaan, halkaas oo ay ka heshay aqoon iyo waayo-ar...
13/03/2026

Aisha Axmad Basha waxay saxaafadda (journalism) ku soo baratay dalka Suudaan, halkaas oo ay ka heshay aqoon iyo waayo-aragnimo. Markii ay dhammaysatay waxbarashadeeda, waxay go’aansatay inay aqoontaas dib ugu soo celiso dalkeeda hooyo ee Soomaaliya si ay uga qayb qaadato horumarinta warbaahinta.

Address

Howlwadag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Creative Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category