30/03/2025
Eid Mubarak, Saah Family! ๐โจ
Dhammaan bahda Saah, waxaan idiin rajaynayaa Ciid Mubaarak farxad leh! Ilaahay ha idiin barakeeyo maalintan weyn, hana idinka yeelo kuwii cibaado iyo horumar ku naalooda. Nabad, barwaaqo, iyo guul ha idinku waarto! ๐
Ciid Wanaagsan! ๐๐คฒ