Jubba Cable Tv

Jubba Cable Tv Warar Sugan oo Dhex Dhexaad ah

26/07/2026

DEGDEG: Askar ka tirsan kuwa Woqooyi-bari ayaa u goostay dhinaca Somaliland.

26/07/2026

Musharraxa Madaxweynaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo gaaray degmada Ceeldheer.

26/07/2026

Urur Siyaasadeedka Sincad oo dalbaday doorasho toos ah oo Hirshabeelle ka dhacda

26/07/2026

Xaaladda ay wajahaan shacabka Muqdisho marka uu roob yar da’o.

18/07/2026

General Jimcaale ayaa saaka booqasho ku tagay Xerada Ligle ee gudaha Magaalada Garowe.

18/07/2026

Saciid Deni Hal qof oo Hawiye ah oo u codesay majiro Dorashaddi dhacday.

18/07/2026

Wasiir Maxamed Cabdi Maalik oo sheegay in Fahiima Quuje tahay “jowharad iyo dheeman qaali ah.”

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida waxaa loo sameeyay...
10/07/2026

Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida waxaa loo sameeyay soo dhaweyn sarraysa.

Cartan oo ah Garsoore heer Caalami ah ayaa kamid celiyay soo dhaweynta loogu sameeyay Magaalada Jigjiga.

10/07/2026

"Shabaab dagaal kooda waa nagu daahay intaa inee nagu qaataan sax ma aha"Wasiir Fiqi.

10/07/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil-xigeenno ka qalin-jebiyay Xarunta Tababarka TurkSom.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Cable Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share