Mohamed Waddani

Mohamed Waddani Mohamed Waddani
A somali Senior Journalist | Political Analyst |Voice for Truth |
Contact: +252907721219.

21/09/2026

“Maxay dadkani ulahan dhaadheer ugu socdaan? 😱 waa maxay?Sababta ka dambaysa waa yaab!”

19/09/2026

Dalka mindhee lays Kuma war hayo
Halka waa gobalkee??
Hhhhhh

18/09/2026

😱 HILIBKA JIIRKAN AYAA LSGA CUNA QAYBO KA MID AH GALBEEDKA AFRICA !
Haddii aad u malaynayso inuu yahay jiirkii guriga, sug inta aad cabbirkiisa aragto! 😳
Dalka Ghana, waxaa jira xayawaan loo yaqaan Grasscutter, ama Greater Cane Rat, kaas oo ka mid ah xayawaannada dadka qaarkood ay hilib ahaan u isticmaalaan.
Waxa yaabka leh waa in xayawaankan uu yahay jiir aad u weyn, oo aan la mid ahayn jiirka yar ee guryaha lagu arko.

18/09/2026

😲 DHAQAN LA YAAB LEH OO INDONESIA KA JIRA! 🇮🇩

Jasiirad ka mid ah Indonesia waxaa ka jira dhaqan dad badan la yaab ku noqday. Marka qofku geeriyoodo, mararka qaar isla markiiba lama aaso, balse meydka waxaa lagu hayaa guriga iyadoo qoyska iyo bulshada ay sii wadaan dhaqankooda gaarka ah.

😮 Maxay sababtu tahay?
Maxaa dadka ku kallifa inay meydka guriga ku hayaan halkii ay isla markiiba u aasi lahaayeen?

16/09/2026

🇻🇳 Dhacdo yaab leh oo ka dhacday Vietnam! 🐍

Qoys Vietnam u dhashay ayaa lagu soo waramayaa in gabadh ay jabiso ay wehel inta ay shaqada jiran uga dhigeen,sy kadibna liqday gabadhii, arrintaasna ay keentay in booliisku xiraan waalidkii gabadhas yar.

❓ Su’aashu waxay tahay: Booliisku maku sax yihiin in saas sameeyeen mise arrintu waxay ahayd mid aan xabsi lagu mutaysan kalin?

🇸🇴 Haddii dhacdo sidan oo kale ah ay Soomaaliya ka dhacdo, ma la xiri lahaa dadka ku lugta leh mise si kale ayaa loo maareyn lahaa?

👇 Adigu maxay kula tahay? Fikirkaaga ku qor comments-ka.

16/09/2026

Hoggaamiyaha iska diiday amarada Reer Galbeedka
Hoggaamiyaha Burkina Faso, Ibraahim Traoré, ayaa mar kale soo bandhigay tallaabooyin uu dalkiisa ku doonayo inuu ku xoojiyo isku-filnaanshaha iyo awoodda gudaha.

15/09/2026

Reer fidnamis ah oo korsanayey mas jabiso ah ayaa markii danbe ka laqay gabadhii yaray qoysku dhaleen.

11/09/2026

Maxaa ka cusub yeman oo ay isku fidiyeen xutiyiinta.

Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu oo dhowaan uu geeriyooday seygedii, ayaa saaran doonta asayda cad mudo afar bilood iy...
09/09/2026

Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu oo dhowaan uu geeriyooday seygedii, ayaa saaran doonta asayda cad mudo afar bilood iyo toban maalmood ah sidoo kale waxay ka fogaan doontaa wax is carfin.
Dalka Tanzania 60% bulsha Dalkas waa Islam

07/09/2026




Iyo guud ahaan gobalada Waqoyi Soomaaliyaa.

Address

Mogadisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Waddani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category