
02/07/2024
Ninka ugu taajirsan Shiinaha ayaa yiri,
“Haddii aad hor dhigto daanyeerada moos iyo lacag, daanyeeradu waxay dooran doonaan moos maxaa yeelay daanyeeradu ma oga in lacagta ay ku iibsan karaan moos badan.
Runtii, haddii aad dadka u soo bandhigto shaqo iyo ganacsi, waxay dooran doonaan shaqo maxaa yeelay dadka intooda badan ma oga in ganacsigu uu lacag ka badan mushaar keeni karo.
Mid ka mid ah sababaha saboolku sabool u yahay ayaa ah sababtoo ah saboolka looma tababarin inay garan karaan fursadda ganacsiga.
Waxay waqti badan ku qaataan iskuulka waxa ay ku bartaan iskuulkuna waa in ay mushaar ku shaqeeyaan halkii iyaga loo shaqayn lahaa.
Faa'iidada(ganacsiga ) ayaa ka wanaagsan mushaharka sababtoo ah mushaharku wuu ku taageeri karaa, laakiin faa'iidadu(ganacsigu) waxuu kaa dhigi karaa maal qabeen.