Smart Mind AI

Smart Mind AI "Learning through ai ".

14/11/2025
14/11/2025

Jumca Mubaarak! 🕌✨

​Maanta waa Sayidkii Maalmaha! Fursad qaali ah oo aan ku kordhisan karno xasanaadka.
​Aynu xasuusanno:

​Saliga Nabiga (SCW) oo la badiyo:
{اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ}

​Akhriska Suuratul Kahf: Nuur bay noo noqonaysaa.

​Raadinta Saacadda Ducada: Waa saacad Ilaahay (SWT) ducada ku aqbalo.

​Ha ka tagin fursaddan!


Smart Mind AI

09/11/2025
09/11/2025

Salaan Diiran

Ninka ugu taajirsan Shiinaha ayaa yiri, “Haddii aad hor dhigto daanyeerada moos iyo lacag, daanyeeradu waxay dooran doon...
02/07/2024

Ninka ugu taajirsan Shiinaha ayaa yiri,

“Haddii aad hor dhigto daanyeerada moos iyo lacag, daanyeeradu waxay dooran doonaan moos maxaa yeelay daanyeeradu ma oga in lacagta ay ku iibsan karaan moos badan.

Runtii, haddii aad dadka u soo bandhigto shaqo iyo ganacsi, waxay dooran doonaan shaqo maxaa yeelay dadka intooda badan ma oga in ganacsigu uu lacag ka badan mushaar keeni karo.

Mid ka mid ah sababaha saboolku sabool u yahay ayaa ah sababtoo ah saboolka looma tababarin inay garan karaan fursadda ganacsiga.

Waxay waqti badan ku qaataan iskuulka waxa ay ku bartaan iskuulkuna waa in ay mushaar ku shaqeeyaan halkii iyaga loo shaqayn lahaa.

Faa'iidada(ganacsiga ) ayaa ka wanaagsan mushaharka sababtoo ah mushaharku wuu ku taageeri karaa, laakiin faa'iidadu(ganacsigu) waxuu kaa dhigi karaa maal qabeen.

Arooryo suuban.
28/04/2024

Arooryo suuban.

23/04/2024

Yaa garanaaya bahalkaan magiciisa?

Address

Kpp, Hodan District
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Mind AI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Smart Mind AI:

Share