Somaliland Times

Somaliland Times Warar Sugan oo runta ah

Arin argagax ah : Sawirka ninka timo jaraha ah ee dilaaga ah ee sarkaalka nolosha dhaafshay
18/07/2026

Arin argagax ah : Sawirka ninka timo jaraha ah ee dilaaga ah ee sarkaalka nolosha dhaafshay

18/07/2026

War dagdag ah: Naxdin ha daawan haddaad 18 jir ka yar tahay ๐Ÿ”ž.

Wiil timo jare ah ayaa wiil kalo sargaal 2ba xidig leh ah oo kuliyada booliska qaahira wax ka barta ayuu ku dhex diley waliba isagoo salaad tukanaaya ayuu bireeyey. 2ba wiil ba wa reer Muqdisho.

AHUN Marxuunka amiin. ๐Ÿ˜”

Tacsi : Wasiirka Difaaca Djibouti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Geerida maanta ku timid  Mudane Hassan Omar Mohamed Bourhan, Wasiirka Difaaca, oo m...
16/07/2026

Tacsi : Wasiirka Difaaca Djibouti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ

Geerida maanta ku timid Mudane Hassan Omar Mohamed Bourhan, Wasiirka Difaaca, oo mas'uul ka ahaa Xiriirka Baarlamaanka.

Maanta, Jabuuti waxay lumisay shaqaale weyn oo Dowladda ka tirsan. Aniga ahaan, waxaan waayay wax badan oo dheeraad ah: nin daacadnimo tusaale ah leh, saaxiib joogto ah, walaal la aamini karo oo aan la wadaagay tijaabooyin badan, mas'uuliyado, rajooyin, iyo kalsooni wadaag ah oo aan u hayay dalkeenna.

Intii uu ku jiray shaqadiisa, Hassan Omar Mohamed Bourhan wuxuu si sharaf leh, adag, iyo dareen qoto dheer oo waajib ah u muujiyay qiyamka asaasiga u ah Jamhuuriyaddayada. Ballanqaadkiisa aan kala go'a lahayn ee Qaranka, u heellankiisa hay'adaha, iyo dareenkiisa qoto dheer ee wanaagga guud ayaa ku sii jiri doona xusuusta wadajirka ah.

Bixitaankiisu wuxuu ka tagayaa madhan weyn gudaha Dowladda, Ciidamadeenna Qalabka Sida, Dowladda, iyo sidoo kale qalbigayga. Xusuustiisu waxay sii jiri doontaa dagaal kasta oo aan ku qaadno adeegga Jabuuti.

Saacadahan murugada leh ee qotoda dheer, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Dowladda, qoyskiisa, kuwa uu jecel yahay, Ciidamada Qalabka Sida ee Jabuuti, dhammaan asxaabtiisa, iyo dhammaan dadka reer Jabuuti.

Allaha Naxariista badan, ha siiyo naxariistiisa aan dhammaadka lahayn, ku soo dhaweeyo Jannadiisa ballaaran, Al-Firdaws, qoyskiisa, kuwa uu jecel yahay, iyo qarankeenna samir iyo xoog ay ku dul qaataan dhibkan xanuunka badan.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raji'un.

Siciid Cabdinuur Faarax Bootaan oo ah Wiil Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday dagaalka udhexeeya Ruushka iyo Ukraine.Sicii...
08/07/2026

Siciid Cabdinuur Faarax Bootaan oo ah Wiil Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday dagaalka udhexeeya Ruushka iyo Ukraine.

Siciid wuxuu ahaa Askari udagaallamayey Ukraine.

Siciid Kulliyada Caafimaadka ayuu ka baran jiray Jaamacad kutaal magaalada Keiv ee caasimadda dalka Ukraine. In lagu khasbay dagaalka iyo in uu isagu go'aansaday in uu Ukraine udagaallamo ma xaqiijin karno laakiin waxaa la xaqiijiyey in uu dagaalka ku geeriyooday maalinnimadii shalay ahayd.

06/07/2026
Borama SomalilandSAWIRO: OLOLAHA NADAAFADA KHAMIIS BIL U DAMBEYSA.Waxaa maanta si habsami leh uga qabsoomay Degmada Shee...
25/06/2026

Borama Somaliland

SAWIRO: OLOLAHA NADAAFADA KHAMIIS BIL U DAMBEYSA.

Waxaa maanta si habsami leh uga qabsoomay Degmada Sheekh Cismaan, Ololaha Nadaafada KHAMIIS Bil u dambeysa.

Kaas oo qeyb ka ah qorshaha joogtada ah ee lagu nadiifinayo magaalada Borama.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si nabad ah dalka di...
25/06/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si nabad ah dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho rasmi ah oo taariikhi ah oo uu ku tagay dalka Israaโ€™iil, isaga oo si diirran oo xamaasad leh ay u soo dhaweeyeen dadweynaha ku nool Caasimadda Hargeisa.

Madaxweynuhu waxa uu ku tilmaamay in safarkiisu ahaa mid guul weyn u ah Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana sii xoojinaya dedaallada dalka ee ku aaddan ictiraaf raadinta iyo ballaadhinta xidhiidhada caalamiga ah iyo horumarinta danaha uu leeyahay Qaranka JSL.

Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale sheegay in Dawladda iyo Shacabka reer Israaโ€™iil ay muujiyeen rabitaan dhab ah oo ku aaddan iskaashi iyo wax wada qabsi dhinacyo badan leh oo u dhexeeya labada shacab iyo labada dal, kuwaas oo ay ka mid yihiin horumarinta dhaqaalaha, ka wada shaqaynta amniga, beeraha, biyaha, maalgashiga, teknoolajiyadda, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo kobcinta awoodaha hayโ€™adaha, si loo abuuro fursado horumarineed oo waara oo ay ka wada faaโ€™iidaystaan labada dal iyo labada shacab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa munaasibadda 66-guurada maalinta Xorriyadda Somaliland awgeed waxa uu caawa khudbad ka jeedin doonaa Xarunta Madaxtooyada JSL.

๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡

๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž (๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ),
๐€๐Ÿ๐ก๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡ OGAYSIIS :DHAMAAN JAALIYADA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DALKA MASAR WAXAA LAGA CODSANAYAA IN...
25/06/2026

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุจุฑูƒุงุชู‡
OGAYSIIS :

DHAMAAN JAALIYADA SOOMAALIYEED EE KU NOOL DALKA MASAR WAXAA LAGA CODSANAYAA IN AAY RAADIYAAN CID GARANAYSA MARXUUMKAN PASAPORKIISA AAN KOR KU SOO DIRAY
WAXAA UU KU JIRAA MUDO KU DHOW 5 BILOOD TALAAJAD MASHRAXADA SAYID SAYNAB
WAXAA AY SHEEGEEN MARKII UU DHIMANAYEY IN UU WADANKA MASAR JOOGAY 10 CISHO KALIYA DABAQNA UU KA SOO DHACAY
MARKA FADLAN NALA RAADIYA EHELKIISA SI LOO AASO

WAAD MAHADSAN TIHIIN

BREAKING NEWS: Djibouti/Somaliland: Isaaq Members of Djiboutiโ€™s Republican Guard Under Scrutiny by the Clan-Mafia Regime...
10/01/2026

BREAKING NEWS: Djibouti/Somaliland: Isaaq Members of Djiboutiโ€™s Republican Guard Under Scrutiny by the Clan-Mafia Regime (Reer-Cawl/Mamasan)
*****************************************************************
Since 26 December 2025, following Israelโ€™s recognition of Somaliland, the clan-mafia regime (Reer-Cawl/Mamasan) has begun targeting Djiboutian citizens of Isaaq ethnicity who seek to support Hargeisaโ€™s diplomatic advance on the international stage.

The debate over Somalilandโ€™s recognition has reached Djiboutiโ€™s Republican Guard, leading to a split within this unit responsible for the security of the Djiboutian presidency. Officers and non-commissioned officers of Isaaq origin within the Republican Guard have defended the recognition of Somaliland as a sovereign state, while officers and NCOs who are close relatives of Ismaรฏl Omar Guelleh (Reer-Cawl/Mamasan) have openly opposed Israelโ€™s recognition. Tensions have emerged within the Republican Guard barracks, thereby compromising the security of the Haramous presidential couple.

On Sunday, 4 January 2026, Ismaรฏl Omar Guelleh ordered a three-day general alert for the Republican Guard. The clan-mafia regime (Reer-Cawl/Mamasan) convened an emergency meeting at the residence of Djama Ali Guelleh. The first decision taken was the establishment of a red list under the designation โ€œHargeisa 2.โ€ This list includes several Isaaq officers and non-commissioned officers of the Republican Guard, described as pro-Somaliland, including Lieutenant Colonel Mahamoud Egueh. These Djiboutian citizens of Isaaq origin are viewed as new opponents of Guellehโ€™s policies, and some are already under surveillance, including phone tapping.

A disguised purge is set to target Isaaq officers and NCOs within the Republican Guard. Some will be forced into early retirement, others transferred to different branches of the nationโ€™s uniformed services, while a final group will be accused of various offenses and struck off the army rolls.

To be continuedโ€ฆ

Hassan Cher

https://www.hch24.com/actualites/01/2026/djibouti-somaliland-les-isaaqs-de-la-garde-republicaine-de-djibouti-sous-la-loupe-du-regime-clanico-mafieux-reer-cawl-mamasan/

โ€œAqoonsiga iyo dhisidda xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal cidna ma hor istaagayso..โ€ Wasiirka Arrimaha Dibadda I...
06/01/2026

โ€œAqoonsiga iyo dhisidda xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal cidna ma hor istaagayso..โ€ Wasiirka Arrimaha Dibadda Israil

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 12:00
Tuesday 09:00 - 12:00
Wednesday 09:00 - 12:00
Thursday 09:00 - 12:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share