xabiibul malaayiin

xabiibul malaayiin Madaxweynaha hurmarka iyo hamiga somaali han leh waa farmaajo

Reality
17/11/2025

Reality

16/11/2025

Soo laabo markale

23/04/2025

Shacabka Soomaaliyeed waxaan la wadaagayaa inay ka feejignaadaan dacaayadaha raqiiska ah ee argagixisadu ay ku doonayaan in ay ku sumcad dilaan ciidamadeenna geesiyaasha ah, kagana been sheegayaan waaqaca dhabta ah ee ka jira Soomaaliya. In ciidanka qaranku ay magaalooyin tab iyo xeel dagaal uga soo baxaan macneheedu maaha in laga adkaaday, sidaas darteed waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ciidanka qaranka la garab istaagaan hiil iyo hoo intaba, taas oo keeni karta in ciidanku ka guulaystaan cadowga.

Waxaa hubaal ah in ayada oo ciidanka la dhisayo haddana laga guulaysan karo kooxaha nabad-diidka ah, sidii h**e u dhacday sannadihii 2018 ilaa 2020-kii oo ayada oo ciidanka dhismihiisa lagu dhex jiro, haddana ay noo suurta gashay inaan argagixisada ka xorayno magaalooyin badan oo ay ka mid yihiin Marka, Jannaalle, Ow-Dheegle, Bariirre, Sabiid iyo Caanoole.

Hoggaanka dalka, heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, waxaan ugu baaqayaa in ay mudnaanta koowaad siiyaan danta guud, xaqiijinta xasillooni siyaasadeed, adkaynta midnimada, wadajirka iyo madallaynta dastuur iyo doorasho wada-oggol ah, taas oo lagu gaari karo dhammaystirka dowlad-dhiska dalka.

Saaxiibbada caalamka ee sida hagar la’aanta ah uga qayb qaadanaya soo kabashada dalka, dhismaha Ciidamada Qaranka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada waxaan ku dhiirri-gelinayaa in ay xoojiyaan taageeradooda iyo garab-istaagga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Reysul wasaarihii h**e mudane shirdoon oo ugu tanaasulay xabiibul malaayiin mudane madaxweyne farmaajo musharaxnimadiisa...
10/03/2025

Reysul wasaarihii h**e mudane shirdoon oo ugu tanaasulay xabiibul malaayiin mudane madaxweyne farmaajo musharaxnimadiisa sidoo kale waxaa xooga la isugu geynayaa dhisida mudane farmaajo.

07/03/2025

Qeyb ka mid ah wax qabadkii madax weynihii h**e

Address

Banaadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xabiibul malaayiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share