H.E Abdalla Osman Abdi

H.E Abdalla Osman Abdi Multimedia Specialist | Cyber Security | IT Solutions | Cloud Computing | Drive Digital Innovation.

Qofkii ixtiraama sharciga, dadkuna way ixtiraamaan.  من احترم القانون، احترمه الناس
16/06/2026

Qofkii ixtiraama sharciga, dadkuna way ixtiraamaan. من احترم القانون، احترمه الناس

Hoggaamiyaha ugu wanaagsan waa kan danta dalka ka hormariya dantiisa gaarka ah.    خير القادة من يجعل مصلحة الوطن فوق مص...
15/06/2026

Hoggaamiyaha ugu wanaagsan waa kan danta dalka ka hormariya dantiisa gaarka ah. خير القادة من يجعل مصلحة الوطن فوق مصلحته

Marka amaanadu lunto, dalkuna wuu luma.   إذا ضاعت الأمانة، ضاع الوطن
14/06/2026

Marka amaanadu lunto, dalkuna wuu luma. إذا ضاعت الأمانة، ضاع الوطن

Qofkii mideeya qalbiyada, way u fududaataa inuu mideeyo safafka. من وحّد القلوب، سهل عليه توحيد الصفوف
13/06/2026

Qofkii mideeya qalbiyada, way u fududaataa inuu mideeyo safafka. من وحّد القلوب، سهل عليه توحيد الصفوف

Xoog aan caddaalad lahayn waa dulmi, caddaalad aan xoog lahayna waa daciifnimo. القوة بلا عدل ظلم، والعدل بلا قوة ضعف
10/06/2026

Xoog aan caddaalad lahayn waa dulmi, caddaalad aan xoog lahayna waa daciifnimo. القوة بلا عدل ظلم، والعدل بلا قوة ضعف

Kala duwanaanshaha fikirku ma burburiyo midnimada. الاختلاف في الرأي لا يفسد الوحدة
08/06/2026

Kala duwanaanshaha fikirku ma burburiyo midnimada. الاختلاف في الرأي لا يفسد الوحدة

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogto munaasabadda Eid-Al-Adha. Waxa...
26/05/2026

Waxaan Hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogto munaasabadda Eid-Al-Adha. Waxaan Ilaahay ka baryayaa in uu inooga dhigo dalkeenna mid nabad, barwaaqo, iyo xasillooni ah, isla markaana uu mideeyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

03/05/2026

Farqiga u dhaxeeyo Adobe Illustrator iyo Adobe Photoshop-ka

Siyaasaddu ma aha loollan kuraas, waa adeeg bulsho. السياسة ليست صراع كراسي، بل خدمة شعب
30/04/2026

Siyaasaddu ma aha loollan kuraas, waa adeeg bulsho. السياسة ليست صراع كراسي، بل خدمة شعب

28/04/2026

Arimaha TikTok ka faa'idayso.

Address

Hodan
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.E Abdalla Osman Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share