LEEGO TV

LEEGO TV Vedieos

30/12/2024
Wax yar hadii aan dib ugu laabano taariikh h**e.Shalay Burundi ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya si ixtiraam daro ah ...
30/12/2024

Wax yar hadii aan dib ugu laabano taariikh h**e.

Shalay Burundi ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya si ixtiraam daro ah ula dhaqantay ka dib warqadii ka soo baxday wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya. Sheegashada Burundi wali DFS k**a jawaabin.

Book-gaan waxaa horay u qoray wariye Haarun Macruf, waa Insite Alsh…. Waxa uu hadlayaa dhibka ay ka mareen ciidanka Burundi ay gacanta ku dhigaan dhismaha wasaaradda gaashaandhiga ee hada warqadu ka soo baxday iyo Jidka warshadaha. Burundi xilligaas waxa ay sheegtay in 50 askari looga dilay dagaalka. AS waxa ay sheegtay in ay dishay 700 oo askari oo Burundi ah.

Sida ay xasuustaan dadka xilligaas Muqdisho joogay waxa uu ka mid ahaa dagaaladii ugu xumanaa sidoo kale galaaftay nolosha shacab badan.

Yaa xasuusta waqtigaas?

Address

Mogadishu
2005

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LEEGO TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category