Somali Voices Media

Somali Voices Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Voices Media, Media/News Company, Owatonna, Mogadishu.

29/07/2026

Raisulwasare Kheyre waa wax ugub ku ah Umadda Soomaliyeed Waxa Xassan Sheikh uu Sameynaayo.

Maxaa kaga baxay?

28/07/2026

Guuxaaye ilaaheey ha caafiyo. Farriintiisa xanuunka badan lasii wadaag saxibadaa si ay u gaarto Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed.

Ilaaheey ha caafiyo walaalkeen guuxaaye.

26/07/2026

🔴🔴 DEG DEG: Xuuti ayaa soo bandhigay muuqaalka drone-tii Akinci (Queen manoogto) oo ay soo rideen galabta

Mabruuk isbaaniya
19/07/2026

Mabruuk isbaaniya

19/07/2026

Sh muuse cade allah unaxriisto

18/07/2026

Waayo cidda xaraaraddu ay qabatay ee uu Ra'isal wasaare Xamza ku ruuqaansaday?

18/07/2026

Sheekh Shaakir oo olole xoogan kawada Galmudug

13/07/2026

Yemen Marxalad kale ayay maanta gashay, halkaan waa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca oo xuutiyiinta ay maamulaan, waxaa maanta si weyn u duqeeyay Sacuudiga iyo dowladda uu taageero.

Garoonkaan maalmahaanba xiisad ayaa ka jirtay, maxaa yeelay waxaa Xuutiyiinta ay qorsheynayeen inay kasoo dagaan wafdiga xuutiga ku matalayay aaskii hogaamiyihii IRAN, balse sacuudiga ayaa diidanaa in la jebiyo go'doominta uu ku hayo garoomada diyaaradaha ee dalka Yemen.

Diyaarad IRAN laga leeyahay ayaa wafdigaan oo 200 gaarayay kasoo qaatay Tehran, waxayna ugu dambeyn ka degtay garoon ku yaala magaalada Xudeydah ee Galbeedka Yemen oo Xuutiga ay maamulaan.

Maanta Xaaladda Yemen wey kacsan tahay markale, waxaana la joojiyay hadda dhaqdhaqaaqa garoomada ay maamulaan dowladda Sacuudiga uu taageero ee dalka Yemen.

13/07/2026

Maamadaan hala caawiyo wee noo xaal sheegater

11/07/2026

Taariikh ayaa caawa qorantay : Labo kamid ah Kooxaha AS ayaa Caawa Beledweyne midna lagu dilay, halka midka kale asigoo nool la soo qabtay. Macawiisleey igu soo orod maaha

Address

Owatonna
Mogadishu
55060

Telephone

+252612874198

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Voices Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share