Ali Abdi Yusuf

Ali Abdi Yusuf Kani waa Page-keyga rasmiga ah ee Ali Abdi Yusuf.
(1)

Haddii aad joogto wali bartii aad joogtay 2024 oo waxba kugu soo kordhin, waxaad ku sugantahay marxalad adag ee dib isug...
13/09/2025

Haddii aad joogto wali bartii aad joogtay 2024 oo waxba kugu soo kordhin, waxaad ku sugantahay marxalad adag ee dib isugu laabo. Lana tasho dadka wax garadka ah si ay talo wanaagsan Kuu siiyaan. โœ…

10/09/2025

Ma dhici kartaa Somalia in ay ka dhacdo xaaladaan oo kale? ๐Ÿค” Oo la arko shacabka oo garaacayo wasiirada wasaaradaha Dalka Somalia. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waa fursad furan iyo habeen kale oo qiimo badan. Take Note: 07-Sep-2025.
05/09/2025

Waa fursad furan iyo habeen kale oo qiimo badan. Take Note: 07-Sep-2025.

๐…๐ซ๐ž๐ž Seminar โ€” About"๐‚๐จ๐ง๐œ๐ž๐ฉ๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก".
๐‘ฐ๐’๐’”๐’•๐’Š๐’•๐’–๐’•๐’† ๐’๐’‡ ๐‘น๐’†๐’”๐’†๐’‚๐’“๐’„๐’‰ & ๐‘ฐ๐’๐’๐’๐’—๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’ ๐–บ๐—’๐–บ๐–บ ๐—‚๐–ฝ๐—‚๐—‡ ๐—Œ๐—ˆ๐—ˆ ๐—Š๐–บ๐–ป๐–บ๐—‡๐—Š๐–บ๐–บ๐–ป๐—‚yey Seminaar Bilaash ah oo ciwaankiisu yahay:
โ€œอŽAอŽaอŽaอŽsอŽ,อŽaอŽaอŽsอŽkอŽaอŽ อŽCอŽiอŽlอŽmอŽiอŽ-อŽbอŽaอŽaอŽrอŽiอŽsอŽtอŽaอŽ"อŽ

๐‘ฎ๐’๐’๐’ƒ๐’•๐’‚: Google Meeting
๐‘พ๐’‚๐’’๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚: 8:00 แขแŽท
๐™๐™–๐™–๐™ง๐™ž๐™ž๐™ ๐™๐™™๐™–: 07 September 2025
๐–ถ๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ siminaarkaan innoogu ๐–ผ๐–บ๐—Œ๐—Ž๐—Ž๐—†๐–บ๐—‡ oo jeedin doono Ustad Ali Abdi Yusuf (Hon Ali Jazeera) oo ah qabiir si weyn u daraaseeya arimaha cilmi-baaarista iyo waxyaabaha la xiriira.
Kusoo biir Groupkaan si aad ugu qeyb qaadatid siminaarkaan adigoo mahadsan.
https://chat.whatsapp.com/FKCozdblNuDCIPnkHPtA8K
๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก la ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
0๐Ÿผ๐Ÿท4361038.

26/08/2025

-baarista laga leeyahay waxa ay tahay:
1. In la helo aqoon cusub.
2. In la xalliyo dhibaatooyin bulsho, dhaqaale, ama caafimaad.
3. In la taageero goโ€™aan qaadashada.
4. In la horumariyo aqoonta iyo siyaasadda.

๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก & ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง

16/08/2025

๐—•๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—ด๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿค”
14/08/2025

Ciidankii qaranka oo furimaha ku sugnaa, in meeshii ay marastooda ugu tageen in la xaraasho oo ganacsato laga iibiyo, ma...
14/08/2025

Ciidankii qaranka oo furimaha ku sugnaa, in meeshii ay marastooda ugu tageen in la xaraasho oo ganacsato laga iibiyo, ma dowladnimo baa?

Bal yaa dalka u dhimanaya? Dhulalka dadka laga qixiyay boqolkiiba 40 waxaa daganaa rag ciidan ah oo dalkaan h**e ugu soo shaqeeyay iyo kuwa hadda furimaha ku sugan.

Sidee looga dhaadhicin karaa askarigaas in uu dalkaan difaaco oo u dhinto iyadoo carruurtiisii iyo qoyskiisii banaanka lagu daadiyay? ๐Ÿค”

Join garee Groupkaan si aad ugu qeyb qaadatid Siminaarkaan muhiimka ah: https://chat.whatsapp.com/FKCozdblNuDCIPnkHPtA8K
12/08/2025

Join garee Groupkaan si aad ugu qeyb qaadatid Siminaarkaan muhiimka ah: https://chat.whatsapp.com/FKCozdblNuDCIPnkHPtA8K

๐…๐ซ๐ž๐ž Seminarโ€”From Collapse to Resilience: Rebuilding the Somali State Together.

๐‘ฐ๐’๐’”๐’•๐’Š๐’•๐’–๐’•๐’† ๐’๐’‡ ๐‘น๐’†๐’”๐’†๐’‚๐’“๐’„๐’‰ & ๐‘ฐ๐’๐’๐’๐’—๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’ ๐–บ๐—’๐–บ๐–บ ๐—‚๐–ฝ๐—‚๐—‡ ๐—Œ๐—ˆ๐—ˆ ๐—Š๐–บ๐–ป๐–บ๐—‡๐—Š๐–บ๐–บ๐–ป๐—‚yey Seminaar Bilaash ah oo ciwaankiisu yahay:
โ€œFrom Collapse to Resilience: Rebuilding the Somali State Togetherโ€

๐‘ฎ๐’๐’๐’ƒ๐’•๐’‚: Google Meeting
๐‘พ๐’‚๐’’๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚: 8:00 แขแŽท
๐™๐™–๐™–๐™ง๐™ž๐™ž๐™ ๐™๐™™๐™–: 15 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ 2025

๐–ถ๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ siminaarkaan innoogu ๐–ผ๐–บ๐—Œ๐—Ž๐—Ž๐—†๐–บ๐—‡ oo jeedin doono Ahmed M. Daud oo ah qabiir si weyn u daraaseeya arimaha gudaha iyo caalamka-ba.

Kusoo biir Groupkaan si aad ugu qeyb qaadatid siminaarkaan adigoo mahadsan.
https://chat.whatsapp.com/FKCozdblNuDCIPnkHPtA8K
๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก la ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
0๐Ÿผ๐Ÿท4361038.

08/08/2025

Maxaad weydiin lahayd abwaankii curiyay miraha heestaan?

โœ”๏ธ๐ŸŽค
05/08/2025

โœ”๏ธ๐ŸŽค

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›
=============================
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ardayda sanadkaan qalinjabisay in Maalinta Khamiista ah la qabanayo Seminar ciwaankiisu yahay: โ€œ๐—™๐—ฟ๐—ผ๐—บ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—น๐˜€ ๐˜๐—ผ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฎ๐—น ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑโ€ tababarka waxa uu ka koobnaadoonaa:

โœ… ๐—•๐˜‚๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ๐—ฒ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐˜€๐—ฒ๐˜
โœ… ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฒ & ๐—–๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—Ÿ๐—ฒ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—˜๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น๐˜€
โœ… ๐—๐—ผ๐—ฏ ๐—›๐˜‚๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ฒ๐˜€
โœ… ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฒ๐˜„ ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ฐ๐—ธ ๐—œ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฒ๐˜„๐˜€

๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ค๐ก๐๐š: ๐ŸŽ๐Ÿ•-๐ŸŽ๐Ÿ–-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿฑ
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐Ÿ—:๐ŸŽ๐ŸŽ๐š๐—บ
๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ: ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐›๐๐ข ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ
๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ž๐ซ | ๐‘๐ž๐ฌ๐ž๐š๐ซ๐œ๐ก๐ž๐ซ | ๐ƒ๐ข๐ซ๐ž๐œ๐ญ๐จ๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐‘๐ˆ

Address

Jubba Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Abdi Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share