Bu,aale media

Bu,aale media welcom to Bu,aale media

26/06/2025

Hadal-jeedinta : Labada Madaxweyne ee Dowladaha Puntland iyo Jubaland, H.E Said Abdullahi Deni H.E Ahmed Mohamed Islaam

19/06/2025

Khudbada madaxweyna jamhuriyda fadralka somali Dr Hassan Sheikh Mohamud

14/06/2025

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ka jeediyay Xafladda Xilwareejinta Hoggaanka Hay'adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

05/06/2025

Khuddbada Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu uga hadlayo Xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo hambalyada munaasabadda ciidul Adxaa

29/05/2025

War-murtiyeed baaq ah oo lagasoo saaray xarigga siyaasiyiin ku xiran Magaalada Kismaayo.

14/05/2025

Sheekh Abaabul isaga ku celcelinayee abaabulkii uu qabuuraha ku dhacay aragnaye muxuu kale oo uu qaadan doonaa Toloow
MW Siciid Deni

14/05/2025

Md. Xamza Cabdi Barre
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda, Istaraatiijiyadda iyo Qorsheynta

14/05/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh “Ururka Cadaaladda iyo Wadajirka waxa uu u taagan yahay in dalku u gudbo doorasho qof iyo cod ah

12/05/2025

Madaxweynaha Dowlad Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Wuxuu Madaxweynahu tilmaamay in jihada ay Soomaaliya maanta ku socoto aysan ahayn mid sax ah oo waafaqsan danaha ummadda, loona baahan yahay in si wadajir ah looga fekero mustaqbalka dalka.

Madaxweynuhu wuxuu hoosta ka xarriiqay ay wakhtigan baahida ugu weyn ee taagan ay tahay Talo Qaran oo mideysan, taas oo sal u noqota badbaadada iyo horumarka ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu sidoo kale sheegay in aan la aqbali karin qorshayaal hal dhinac ah oo lagu wiiqayo nidaamka Federaalka iyo Dastuurkii heshiiska heshiiska lagu ahaa

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKAMuqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
06/05/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARANKA

Muqdisho, Maajo 06, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Shirkan oo qeyb ka ah gogoshii Qaran ee uu fidiyay Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 1-aad Xukuumadda Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxda Dowlad-goboleedyada; Koonfur-galbeed Mudane Cabdacasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen, Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-cali, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Amiir.

Shirkan oo ah mid heer qaran ah, ayaa waxaa looga arrinsanaya xaaladda dalka, howlgallada xoreynta deegaannada ay ku harsan yihiin argagixisadu, dhammaystirka dastuurka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed, dib u dhiska ciidamada iyo horumarinta dowladnimada

04/05/2025

iliyaas oo shegay inu ahmed madoobe u afdubanyahay

04/05/2025

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo furimaha dagaalka ku booqday geesiyaasha dagaalka kula jira Khawaarijta si uu u dhiirigeliyo.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bu,aale media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share