10/03/2026
Alxamxullilaah.
Waxaa ino qabsomay kualn qiima badan iskugu jira Afur wadareed iyo so dhawaynta korneylka iyo xildhibanka Golaha deganka aan sanadkan helnay .
Kulanka waxa kaso qayb galay qaybo kamida dhalinyarada jilba culusta ah Ee reerka oo iskugu jira .
Corneal Emad Abdi Mo'alin tooxow, Agaamise Nucmaan Daahir Ali, Ganacsade , Ali Husein imaan , Ganacsade , Mohamed daajir Ali , Dr Ahmed Abdirizak yusuf , Agaasime Baashi Abdirahman , Garyaqaan Mohamed Hassan Al-fatih .xildhibaan Abdinasir daahir Ali
Engineero Yoonis Abdulahi Osman. Iyo dhamaan aqonyahanada reerka aan mid mid uso wada qaadan karin .
Sido kale kulanka waxaa nagala qayb qaatay Nabadone Abdi mo'alin tooxow iyo Nabadon Abdulle nuur mahadalle .
Isku dawa ridka Kulanka Gudomiyaha Dhalinyarada faqay wanoow Engineer Abdirizak Mohamed Abdulahi.