12/07/2026
DEG DEG
Waxaa markale soo hadlay siyaasi Eng mohamed ali jinkey wuxuuna yiri
Dooddaydu kuma eka Facebook, kumana eka Qoraal kaliya, Waa halgan lagu raadinaayo xaq Siyaasadeed oo loo maraayo waddo kasta
Oo sharci iyo Nabad ah.
Qofna k**a cabsaneyno, mana ka haybaysaneyno, Waayo waxaa aan raadineyno waa xaq aan Leenahay k**ana tanaasulayno xaqeena siyaasi Sida idinkaba xaq ugu leedihiin ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ต๐ผ Aan la isku xaq dhowrayn waxaa dhaanta ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐ด.
Haddii mansab kasta oo beesha dhexdeeda ah ay Muddo dheer ku koobnaayeen reero gaar ah, Su'aasheena waxay tahay: ๐ถ๐ป๐๐ฒ๐ฒ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ ๐ฒ๐ด ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐น๐ฎ ๐๐ถ๐ถ ๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ.?
Ma nihin dad loo abuuray inay mar walba dad kale U daba fadhiistaan xuquuqdooda, Waxaan u Taaganahay in qof walba uu helo xaqiisa Siyaasadeed si caddaalad iyo Sinnaan ku dhisan.
Sinaanmayno ma i dhihikartaa.?
โ
๏ธ