Nation TV

Nation TV NTV

07/10/2026

Maxaa Kala Qabsaday Qareenada iyo ?

07/10/2026

Laftagareen: Siyaasiyiin & Suxufiyiin Dhimasho Loo Diiwaangeliyay Xilli Hawada Laga Saaray

07/10/2026

Dareenkeyga ayaan ku waayay Xabsigii Laftagareen, Wareysi h**e oo ay Nation TV ka qaadey Malaaq Mowliid oo hadda ku biirey safka ciidanka taabacsan Laftagareen.

07/10/2026

DEG-DEG: Sheekh Shariif oo si cad u sheegay in ay socdaan qorsheyaal lagu weerarayo Mucaaradka

Guddi-hoosaad uu Guddiga Fulinta ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) u xilsaaray dib-u-eegista iyo kas...
07/10/2026

Guddi-hoosaad uu Guddiga Fulinta ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) u xilsaaray dib-u-eegista iyo kasoo talo-bixinta Xeerka Garabyada Ururka, ayaa maanta yeeshay kulan shaqo oo socday muddo saacad ka badan.

Kulanka waxaa shir-guddoomisay Xoghayaha Haweenka Horumarinta Qoyska iyo Arrimaha Xuquuqul Insaanka, Marwo Xil. Qaali Cali Shire, waxaana guddigu si qoto-dheer uga dooday qodobbada xeerka, iyagoo dib-u-eegis ku sameeyay qaab-dhismeedka, waajibaadka, awoodaha iyo habsami-u-shaqaynta garabyada Ururka.

Dood iyo falanqayn kaddib, Guddigu wuxuu soo gaba-gabeeyay warbixinta dib-u-eegista iyo talo-soo-jeedinta Xeerka Garabyada, taas oo loo gudbin doono Guddiga Fulinta ee JSP si uu uga yeesho go’aan iyo ansixinta ku habboon.

07/10/2026

“Ciidamo Dhisan uu Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh Nagu Soo Werari Karo Majiro, Kuwii Laftagareen Yaa Baydhabo Ka Difaaci La’yahay?” – Xildhibaan Cabdimaalik

Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in la dilay Taliyihii booliska gar...
07/10/2026

Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in la dilay Taliyihii booliska garoonka Diyaaradaha degmada Cabudwaaq Gaala-Eri Indhayare kaasi oo dilkiisa ay warar kala duwan kasoo baxayaan.

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Farey, ayaa magaalada Baydhabo k...
07/10/2026

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Farey, ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray kulan looga hadlayay Ansixinta Siyaasadda Tababarka Shaqada iyo Mutadawiciinta (Internship and Volunteers Policy Validation) ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay xubno ka socday wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed, bangiyada, jaamacadaha iyo ururrada bulshada, kuwaas oo ka qeyb qaatay doodaha iyo talooyinka ku saabsan siyaasadda tababarka shaqada iyo mutadawiciinta.

07/10/2026

Weerarkii Guriga Wasiir Farkeeti ilaa Xukunkii Laftagareen ll Gud- Adow Aadan.

07/10/2026

Malaaq Ma shanleyste marwaliba ayuu noo hanjabayaa ee anagana waxaan leenahay Gurigaaga ayaa la burburin doonaa hadii aad joogi weysid" Xildhibaan Muraayo Mad deer.

Address

Dabka Road
Mogadishu
002526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nation TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category