
01/08/2025
Waxaan halkaan Hambayo ugu dirayaaa walaalkeygi Eng Ibraahim Malaayley iyo Dumashi Mako oo maanta meherkiisu ka dhacay magalada baydhabo ee KGS.
Hambalyo Guur Kheyr Gurigiina Guri Nagi Guulow ka yeel.