Socdaal Media Center2

Socdaal Media Center2 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Socdaal Media Center2, Media/News Company, Mogadishu.

13/05/2026

DEG: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo hada hoolka lagu shaacinayo Natiijada soo galay.

13/05/2026

Filo goordhoow Natiijada

13/05/2026

DEG: Musharaxiinta ay ka mid yihiin Abdifatah Geesey, musharax Urur-siyaasadeedka Sincad, Musharax Ilyas Ali Nor Urur Siyaasadeedka Ramaas, iyo Musharax Hassan Nation ayaa walaac xoogan ka muujiyey natiijada weli aan la soo saarin ee Doorashada.

Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha ciidanka Xogga dalka Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweyey Baydhabo.
13/05/2026

Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha ciidanka Xogga dalka Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweyey Baydhabo.

12/05/2026

"Waxaan ka digaynaa in doorashada wax isdaba marin lagu sameeyo hadii ay dhacdo waan. Se more

12/05/2026

Madaxweynaha Soomaaliya oo beri ku balansan Xaruunta Xalane ee Muqdisho ayaa caawo dalka dib ugu soo laabtay.

Maxaa laga filan karaa.?

12/05/2026

Ciidamo taabacsan Madaxweynihii h**e ee Koonfur Galbeed oo muuqalkan baahiyey.

DEG: Agaasimihii h**e ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in aan ku biirin Laftagareen urur siyaasadeed ka jira...
12/05/2026

DEG: Agaasimihii h**e ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in aan ku biirin Laftagareen urur siyaasadeed ka jira gudaha dalka.

12/05/2026

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo soo saartay Baaq la xariira xaalada Degmada Buur hakaba ee Gobalka bay.

DEG: ciidamado daacad u ah Madaxweynihii h**e ee Koonfur Galbeed oo caawo sheegtay in weerar ay ku qadeen dhowr saldhig ...
11/05/2026

DEG: ciidamado daacad u ah Madaxweynihii h**e ee Koonfur Galbeed oo caawo sheegtay in weerar ay ku qadeen dhowr saldhig oo ay degan yihiin Ciidamada Dowladda.

11/05/2026

“inaysan jirin cid aan ka aheyn guddiga oo sharci ahaan awood ku leh ku dhawaaqista ama baahinta natiijooyinka doorashada” sidaasi darteed ururada siyaasada warbaahinta shaqsi kasta oo baahiya ama sheegta natiija aan rasmi aheyn waxay wajahi doonin tilaabooyin sharciga waafaqsan.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Soomaaliya Mudane Abdikarim Ahmed Ali.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Socdaal Media Center2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share