Raashid Mohamud

Raashid Mohamud Freelancer with Graphic designer || video editor || motion grapher || YouTuber with Bariise documentary
https://unique-cobbler-00d687.netlify.app/

11/08/2026

short cinematic video

03/08/2026

Sheeko walbo gadasheeda waxaa ka dambeeyo dad karkariya aniga iyo sxpkey Mohamed Abdikadir Osman waxaa muqaal u sameynay goobolka banaadir

22/07/2026

waa muuqaal aan u sameeyay Ikit Technology

17/07/2026

maalinta 7aad ee challangigii la magac baxay 30 daqiiqo Iyo 3 poster manta sheekadeena waxee ku saabsan tahay Ai promt engineering marka sa fiican u dhageyso

16/07/2026

Maalinta 6aad ee challangigii la magac baxay 30 daqiiqo iyo 3 poster fursad weyn ayaa jirto hadaa ganacsade tahay muuqaalka dhameeso

15/07/2026

Maalintii5aad ee challangigii la magac baxay 30 daqiiqo iyo 3 poster happy world youth skills day

14/07/2026

maalinta 4aad ee challangigii la magac baxay 30 daqiiqo Iyo 3 poster manta sheekadeena waxee ku saabsan tahay Ai marka sa fiican u dhageyso

13/07/2026

Maalinti 3xaad ee challangigii la magac baxay 30 daqiiqo iyo 3 poster waxaa ku challange gareeyay BaaxadBrand BMG Electronics Co. IMAM University Sheekadaneh yeesan ku dhaafin caawa kistoo xamaasad leedahay😜😂

12/07/2026

Maalinti 2 aad challangigii la magac baxayy 30 daqiiqo iyo 3 poster sidee iigu baxay magaca nuuxjiye muuqaalkaan ku ogow😂🙌

11/07/2026

30 daqiiqo iyo 3 poster maalintiisii 1aad waye malahan xiiso laakin qeebaha soo xigo dhamaan contigaan waan badalaa insha allah daawaso wacan

Address

Mogadishu-somalia
Mogadishu
96162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raashid Mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share