ShaqoSom

ShaqoSom ๏ฟฝ ShaqoSom: Fursado shaqo, deeqo waxbarasho, koorsooyin & tababaro kaa beddela nolosha.

Ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashadda Turkiga scholarship ah daneysa waxaa furmay is diiwaan gelinta scholarship-ka. Qof...
27/01/2026

Ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashadda Turkiga scholarship ah daneysa waxaa furmay is diiwaan gelinta scholarship-ka.

Qofna lacag haku siinin xareysashada barnaamijkan ee adiga gacantaada ku sameyso. Halkan ka gal si aad uhesho fursadaan https://turkiyeburslari.gov.tr/announcements/turkiye-scholarships-2026-applications-121

Waxbarashada waxay ufurantahay qof walba, waxayna kafaala qaadayaan hooygaada, qarashka waxbarashadda, nolol maalmeedkaaga iyo tikitka diyaarada.

๐Ÿ“ข   BANAANโ™ฆ๏ธGoobta shaqada:    โ€“REGISTRATION OFFICE (GABADH)๐Ÿ‘‰Waxaan shaqo u haynaa Gabadh ka shaqayn doonta Registration...
27/01/2026

๐Ÿ“ข BANAAN
โ™ฆ๏ธGoobta shaqada:

โ€“REGISTRATION OFFICE (GABADH)

๐Ÿ‘‰Waxaan shaqo u haynaa Gabadh ka shaqayn doonta Registration Office xafiiska Hargeysa, oo masuul ka noqon doonta diiwaangelinta ardayda si online ah iyo offline ba la xiriirkooda.

๐Ÿ‘‰Waajibaadka Shaqada:

โœ…๏ธInay ardayda WhatsApp-ka kala hadasho oo online ahaan ku diiwaangeliso

โœ…๏ธInay ka jawaabto suโ€™aalaha ardayda ee ku saabsan koorsooyinka

โœ…๏ธInay si xirfad leh u soo tabiso (record & present) muuqaallada la xiriira koorsooyinka baxaya

โœ…๏ธInay noqoto qof codkar ah oo si cad u hadli karta

โœ…๏ธInay tahay qof hawlkar ah, firfircoon, masuul ah

โ™ฆ๏ธShuruudaha Laga Rabo:

โœ…๏ธGabadh leh akhlaaq wanaagsan

โœ…๏ธKu wanaagsan luuqadaha: English & Arabic

โœ…๏ธAqoonta isticmaalka WhatsApp, phone & social media

โœ…๏ธKalsooni hadal iyo presentation wanaagsan

โœ…๏ธDiyaar u ah inay wax barato oo shaqada la qabsato

๐Ÿ“ฒ CV-ga ku soo dir WhatsApp: +252 63 8004001

๐ŸŽฌ Koorso Bilaash ah oo Video Editing ah!Baro Adobe Premiere Pro oo la soco xirfadaha tafatirka muuqaalka.Kaliya 30 arday...
12/01/2026

๐ŸŽฌ Koorso Bilaash ah oo Video Editing ah!
Baro Adobe Premiere Pro oo la soco xirfadaha tafatirka muuqaalka.
Kaliya 30 arday ayaa la aqbali doonaa!

Ku so biir group-kan si ad uga mid noqoto ardayda la xushay

https://chat.whatsapp.com/GO3zocie8eCCYUSoIQIkTX

๐Ÿ“Œ Register Now
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: 612024989

Fursad
24/11/2025

Fursad

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐’๐ก๐š๐ช๐จShirkadda Amtel waxay bixineysaa fursad tababar shaqo oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa khibr...
12/11/2025

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ

Shirkadda Amtel waxay bixineysaa fursad tababar shaqo oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa khibrad dhab ah oo ku saabsan suuqgeynta iyo iibka. Tababarkan wuxuu kaa caawin doonaa inaad barato sida loo suuqgeeyo ama loo iibiyo adeegyadda shirkadda iyo la macaamilka macaamiisha.

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š:
* Waa inuu heystaa shahaado dugsi sare oo sax ah.
* Waa inuu leeyahay xirfad sare oo xiriirka bulshada iyo la tacaamulkooda ah.
* Waa inuu yahay qof firfircoon, xilkasnimo, karti iyo amaano leh.
* Heysashada shahaado jaamacadeed waa faaโ€™iido dheeraad ah.

๐….๐†: ๐–๐š๐š ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐จ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ง (๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-๐๐š๐ฌ๐ž๐), ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š๐ง๐š ๐ฅ๐š ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐š๐๐š ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐๐จ ๐ ๐ฎ๐ง๐ง๐จ ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ข๐ ๐ซ๐š๐š๐œ ๐š๐ก (๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ˆ๐ง๐œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐ฏ๐ž).

FURSAD SHAQO BANAAN Call Center & Sales (1 Boos)Shuruudaha:โœ… Shahaadada heerka koowaad ee jaamacaddaโœ… Khibrad 1 sano iyo...
05/11/2025

FURSAD SHAQO BANAAN
Call Center & Sales (1 Boos)
Shuruudaha:
โœ… Shahaadada heerka koowaad ee jaamacadda
โœ… Khibrad 1 sano iyo ka badan oo Sales & Call Center ah
โœ… Xirfad wanaagsan oo macaamiisha lagu qanciyo
โœ… Xirfado gorgortan oo heer sare ah
โœ… Mudnaan gaar ah: haddii aad h**e uga shaqeysay electronics.
Faahfaahin:
๐Ÿ•’ Full Time
๐Ÿ“… Deadline: 10th November 2025
๐Ÿ“ฉ Kuso Gudbi codsigaaga: https://forms.gle/sVRpTAzTydkwoRnZ9

๐Ÿšจ FURSAD โ€“ INTERNSHIP ๐Ÿšจ๐Ÿฅ Isbitaalka Somali Sudanese wuxuu raadinayaa Patient Relations Executive Intern si uu ugu biiro ...
05/11/2025

๐Ÿšจ FURSAD โ€“ INTERNSHIP ๐Ÿšจ
๐Ÿฅ Isbitaalka Somali Sudanese wuxuu raadinayaa Patient Relations Executive Intern si uu ugu biiro kooxdeena xirfadlayaasha ah.
โœจ Haddii aad buuxin karto shuruudaha ku xusan xayeysiiska, fadlan ku soo Hagaaji CV-gaaga Xafiiska Shaqada Iyo Shaqalaha (HR OFFICE )
๐Ÿ“Œ Xasuusin: Codsadaha waa in uu soo gudbiyaa ama keena CV-giisa ugu dambeyn 13-ka November 2025.
๐Ÿ’ก Fursad dahabi ah! Ha seegin!
๐Ÿ’™ Nasiib wacan!

๐ŸŽ“ Master Data Science, Machine Learning & Artificial Intelligence โ€“ Free! ๐Ÿš€Fursad dahabi ah oo aad si bilaash ah ku bara...
10/07/2025

๐ŸŽ“ Master Data Science, Machine Learning & Artificial Intelligence โ€“ Free! ๐Ÿš€

Fursad dahabi ah oo aad si bilaash ah ku baran karto xirfadaha ugu muhiimsan ee suuqa maanta looga baahan yahay, adigoo isticmaalaya tallaabo-tallaabo koorsooyin online ah.

๐Ÿ‘‡ Halkan ka bilow safarkaaga xirfadeed:

1๏ธโƒฃ ๐Ÿ“Š Data Analysis Using Excel: Halkan guji
2๏ธโƒฃ ๐Ÿ“ˆ Data Analysis Using Power BI: Halkan guji
3๏ธโƒฃ ๐Ÿ“‰ Data Visualization Using Tableau: Halkan guji
4๏ธโƒฃ ๐Ÿ Data Analysis Using Python: Halkan guji
5๏ธโƒฃ ๐Ÿ“š Data Science Using R and R-Studio: Halkan guji
6๏ธโƒฃ ๐Ÿงฎ Data Analysis Using SPSS: Halkan guji
7๏ธโƒฃ ๐Ÿ“Š Advanced Data Analysis Using SPSS: Halkan guji
8๏ธโƒฃ ๐Ÿค– Machine Learning Using Python: Halkan guji
9๏ธโƒฃ ๐ŸŠ Machine Learning Using Orange: Halkan guji
๐Ÿ”Ÿ โš™๏ธ Data Analysis Using RapidMiner: Halkan guji
1๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ ๐Ÿง  Data Analysis Using KNIME: Halkan guji
1๏ธโƒฃ2๏ธโƒฃ ๐Ÿ”ง Data Analysis Using Alteryx: Halkan guji
1๏ธโƒฃ3๏ธโƒฃ ๐Ÿ“ Data Analysis Using Jamovi: Halkan guji
1๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ โฑ๏ธ Time Series Analysis Using EViews: Halkan guji
1๏ธโƒฃ5๏ธโƒฃ ๐Ÿ“… Panel Data Analysis Using EViews: Halkan guji
1๏ธโƒฃ6๏ธโƒฃ ๐Ÿ—ฃ๏ธ Qualitative Data Analysis Using Atlas.ti: Halkan guji
1๏ธโƒฃ7๏ธโƒฃ ๐Ÿ“ Qualitative Data Analysis Using MAXQDA: Halkan guji
1๏ธโƒฃ8๏ธโƒฃ ๐Ÿงฉ Structural Equation Modeling Using IBM AMOS: Halkan guji
1๏ธโƒฃ9๏ธโƒฃ ๐Ÿง  Structural Equation Modeling Using SmartPLS: Halkan guji
2๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ ๐Ÿค–๐Ÿงช Artificial Intelligence Tools in Research: Halkan guji

โœจ Ku bilow maanta si aad u dhisto xirfad mustaqbal leh oo ka caawinaysa inaad ka faaโ€™iidaysato awoodda Data Science, Machine Learning, iyo AI!

Address

Waabari, Moqdisho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ShaqoSom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share