09/08/2026
Muuqaalkan, oo ah qeybtii ugu horreysay ee Madasha Afkaarta Galmudug, wuxuu daarandoorriyaa doodda u dhaxeysa shahaadooyinka akadeemikada ah iyo aqoonta ama xirfadaha dhabta ah. Wariyaha ama martigeliyaha, Mohamed Wadaadka, ayaa la fadhiya martida oo ah Ustaad Abubakar Sheikh Noor si ay uga wada hadlaan muhiimada ay leeyihiin waxbarashada inta ladhanyahay (waxbarashada joogtada ah) iyo xirfada wax ku oolka ah ee muuqata.
🎙️ Shahaado Mise Aqoonta Dhabta Ah? | Madasha Galmudug | Xalqada 1-...