Codka Xorta TV

Codka Xorta TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka Xorta TV, News & Media Website, Mogadishu.

05/10/2025

# @"Ceelkii kookoo buule ayuu bari xarig jari rabaa Cali Cuudlaawe wax qabad ayuuna ka dhigi rabaa guryo dad lee yiihiin wuu rinjiyeynayaa 3 dhagaxna wuu wataa oo uu mel walbo dhigo"

Nabadoon Abaabul.

04/10/2025

Dowlada oo wada Howlgalkii ugu dambeyay ee lagu so afgarayo AS ka dhaxdagalamaya Godka Jilicow.

25/09/2025

Degdeg warbahinta madaxa banan oo laga hor istaagay tabinta shirki jaraid ee gudoomiye adan madoobe. # soomaaliya.

25/09/2025

# saban si toos ah uqabsaday mid ka mid baburta mucaradka iyo madaxwayne sharif oo lala cararayo.
Muqaal dhameystiran.
Halkan ka daawo
Codka Xorta TV

24/09/2025

"Nolo iyo geeri meel kuma sheegno isaga iyo joodarigisa ayay isla qadeen"
Wiilka u adeerka uyahay. Ofaygii lagu tumay siinaay maanta.

22/09/2025

Aniga iyo lamayeeriiga gacafta nagula qaaday qayladeda dadkii kuso baxeen i badbadiyeen"
Mid ka mid ah dadkii labarakiciyay # # #

18/09/2025

"Waxa no yimaada odayaal iyo dhalinyaro welal wata oo raba biyaha qunbaha si ay ugu daweyan cudurada dhalma la,anta kadib markii ay kaso daleen isbitalda "


Dhlinyarada magalada muqdisho ku ibisa qunbo mardafka. Shukri Caabi Cabdi Xorta tv.

17/09/2025

Shacabka Degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley oo Gudoomiye Muungaab ka codsaday dhismaha Wadada Ceelqalow.

16/09/2025

soomaaliya

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Xorta TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share