Warfaa News Network

Warfaa News Network “Warfaa News Network – Warar degdeg ah, falanqayn iyo xog lagu kalsoonaan karo.”

12/09/2025
12/09/2025

Sidee loo soo celin karaa midnimadii iyo nabadgalyadii



Follow Warfaa News Network

Somaliland ayaa shacabka Maraykanka, Madaxweyne Trump, qoyskiisi & saaxiibadiiba ka tacsiyadeysay dhimashada siyaasigii ...
12/09/2025

Somaliland ayaa shacabka Maraykanka, Madaxweyne Trump, qoyskiisi & saaxiibadiiba ka tacsiyadeysay dhimashada siyaasigii da'da yaraa ee Charlie Kirk.

Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Waddani Md Xirsi Ali H. Hassan ayaa tacsi lawadaagay shacbiga reer Maraykan iyo Madaxweyne Trump dhimashada Charlie Kirk isagoo qoraalkiisa ku sheegay in khilaafaadka siyaasadeed lagu xalliyo si nabad ah.

Maxay kula tahay.?

Ra’iisul wasaaraha Qatar , Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u sheegay ; “Qata...
12/09/2025

Ra’iisul wasaaraha Qatar , Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u sheegay ; “Qatar waxay xaq u leedahay inay ka jawaabto weerarka Israa|l.”

Warfaa News Network

Wasiirka arrimaha dibadda Poland , Radosław Sikorski ayaa waraysi uu bixiyay xalay, wuxuu ku sheegay ; “ Putin waa nin k...
12/09/2025

Wasiirka arrimaha dibadda Poland , Radosław Sikorski ayaa waraysi uu bixiyay xalay, wuxuu ku sheegay ; “ Putin waa nin ku maadsada Trump, waxaa la joogaa waqtigii uu taa fahmi lahaa Trump.”

Warfaa News Network

12/09/2025

Dhacdo xiiso leh

Wargeyska Israa|l ka soo baxa ee Yedioth Ahronoth, ayaa ku warramay in koox internetka wax ku jabsata oo ka soo jeeda Turkiga inay u dhaceen telefoonka wasiirka difaaca Israa|l , Yisrael Katz, iyadoo mid ka mid ah kooxda oo hab muuqaal ah u wacay Katz, kana qaaday sawirro kaamirada h**e ee telefoonka wasiirka difaaca Israa|l oo markii dambe internetka lagu faafiyay.

Rukumo bogga warfa Warfaa News Network

11/09/2025

Xalaada dalka nepaal

10/09/2025

XIISADA DALKA NEEBAAL(NEPAL).

Follow Warfaa News Network
Si aad uhesho aqbaaraad lahubo oo hiiso leh.

Kala soco baogayga aqbaradka dunida oo dhan
10/09/2025

Kala soco baogayga aqbaradka dunida oo dhan

rukumo bogga warfaa news network

09/09/2025

Arrin aad looga xumaaday oo ka dhacday dalka nebal

Address

Mogadishu
2444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warfaa News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share