Radio Codka Deegaanka

Radio Codka Deegaanka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio Codka Deegaanka, Radio Station, Mogadishu.

14/07/2026

Codkaagu waa awooddaada, doorashadaaduna waa mas’uuliyaddaada.

20/02/2026

Gudoomiyaha degmada Matabaan mudane Maxamad Sheikh Maxamuud Maxamad Dhoobey ayaa booqasho ku tagay degaanka Qolofey ee hoostaga degmadaas.

12/02/2026

Gudomiyaha ahna duqa degmada Mataban Maxamed Sheikh Maxamuud Maxamed Dhobeey oo booqasho kutagay deganka jaw qaroof ee hoos taga degmada Mataban.

Waxaa Soobadanaya Cadalad Darada iyo Musuqa kajira wasaarada Waxbarashada Galmudug Waxaa faraha Kabaxay Xata shaqaalihii...
04/02/2026

Waxaa Soobadanaya Cadalad Darada iyo Musuqa kajira wasaarada Waxbarashada Galmudug

Waxaa faraha Kabaxay Xata shaqaalihii wasarada Ka dhexjira Musuqmasuq Eex Wasirka waxbarshada Dhoore Oo Cadaystay Arinkaan Ceebna Aanba u Aqoon waxyaba aan qorsonayn waxaa kamida

Waxaa Mamulka iyo Maliyada Wasarada Ufadhiya Wiil layiraahdo Cabas Oo ilma adeer ay yihiin Oo mashaaricda iyo Siminaarada Shaqaalaha loogu talagalay Nambaro iyo Magacyo Beena ku qorta isagana Dadkana waxyar udira qofkii didana Shaqadaa lagaa jojinaa yirahda oo u aruuriya Qofkii lacagu ufhacdana Yirahda wixii adhesho Bar soceli

Meshii waxay isu badashay meel Kursi xildhibaan Lagu Raadsado Cadalad Daradii ayaa Xarkaha goosatay Waxbadan oo qarsan oo aad layaabtana waa sowadaaa Ila Socda.đź‘€

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Codka Deegaanka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category