Oraahda Media

Oraahda Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Oraahda Media, Media/News Company, Waberi, Mogadishu.

18/08/2026

Kani galbay ku kale mooyee bedal kheyr qaba

12/11/2025
Baarlamanka bulshada Bariga Afrika oo loo doortay sagaalkii xubnood ee nagu matali lahayd
17/10/2025

Baarlamanka bulshada Bariga Afrika oo loo doortay sagaalkii xubnood ee nagu matali lahayd

25/08/2025

Allow u gargaar umadada

24/08/2025

Culeyska Allaha naga dul qaado

12/08/2025

Tardo caawa waxaa ka dhacay cibadeysi waxaa lasoo warinaya amiiro Shabaab ah in lagu xasuuqay duqeyn caawa ka dhacday halkaas

Soo dhawow Ugaas Yusuf Ugaas Xasan socodkii la mahdiyay
12/08/2025

Soo dhawow Ugaas Yusuf Ugaas Xasan socodkii la mahdiyay

Marwo Bilan Maxamuud ayaa maantay si rasmi ah ula wareegtay xafiiskii Xoghayaha Guud ee Gobolka Benadir oo uu dhawaan u ...
28/07/2025

Marwo Bilan Maxamuud ayaa maantay si rasmi ah ula wareegtay xafiiskii Xoghayaha Guud ee Gobolka Benadir oo uu dhawaan u magacabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo goobjoog ka ahaa xil warejintaas. ORAAHDA MEDIA

Hambalyo Bilan Bile oo uu Madaxweyne Hassan Shiikh U Magacaabay Xog Hayaha Guud ee Maamulka Gobolka BenaadirSoo dhawaw B...
26/07/2025

Hambalyo Bilan Bile oo uu Madaxweyne Hassan Shiikh U Magacaabay Xog Hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Benaadir

Soo dhawaw Bilaneey Guul Ayaan Kuurajeeynayaa

25/07/2025

Dhamaan asxaabta page-kan waxa uu shaqo bilabi doonaa 5ta bisha Aug isaga iyo You tube-kiisa insha Allah

Address

Waberi
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oraahda Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share