02/10/2026
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar, kaddib kulamo uu la yeeshay madaxda Itoobiya iyo Jabuuti.
Madaxweynaha ayaa Masar kula yeelanaya madaxda gobolka wadahadallo ku saabsan xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dalalka gobolka.
SOOJIRE TV.