SNN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SNN, News & Media Website, Mogadishu.

14/02/2026

A meeting where former President Mohamed Abdullahi Farmaajo and the two presidents Said Abdullahi Deni and Ahmed Mohamed Islam sit together at one table in a single session.


10/01/2026

Fariinta Madaxweynaha Ee Walaalaha Waqooyi Ee Soomaaliya Uu ugu baaqay Midnimo, Wax walbana aya Dowladdu la tahay diyaar.



29/10/2025

WAR-BIXIN


WAR- DEGDEG AH“Taliyaha Ciidanka Taageerada Degdegga ah ee Suudaan: ‘Waxaan dhaafnay boggii dagaalka ee magaalada Al‑Fas...
29/10/2025

WAR- DEGDEG AH
“Taliyaha Ciidanka Taageerada Degdegga ah ee Suudaan: ‘Waxaan dhaafnay boggii dagaalka ee magaalada Al‑Fashir, hadda berrito ayaana furaynaa bogga nabadda.’”

29/10/2025

Warbixin:

Wararka ka imanaya magaalada Al-Fashar ee waqooyiga Suudaan ayaa sheegaya in xaalad bani’aadamnimo oo ba’an ay halkaas ka jirto, kadib markii lagu soo warramay in ciidamada RSF ay geysteen xasuuq, taasoo sababay dhimashada tobannaan qof rayid ah.

Goob-joogayaal iyo hay’ado xuquuqul insaanka ayaa sidoo kale xaqiijiyay in guryo, isbitaallo, iyo xarumo adeeg bulsho la burburiyay, taasoo sababtay in kumannaan qof ay barakacaan.

Beesha caalamka ayaa lagu baaqay inay si degdeg ah u taageerto dadaallada lagu joojinayo xasuuqa, isla markaana la gaarsiiyo dadka dhibaataysan gargaar bani’aadamnimo oo degdeg ah.


Madaxweynaha Finland Alexander Stubb ayaa sheegay in si loo fahmo baaxadda dalabaadka dhul ee Ruushka uu ka rabo Ukraine...
20/08/2025

Madaxweynaha Finland Alexander Stubb ayaa sheegay in si loo fahmo baaxadda dalabaadka dhul ee Ruushka uu ka rabo Ukraine, ay tahay in Maraykanku ka fikiraan sidii iyagoo si lama filaan ah u waayay gobollada waaweyn oo dhan — tusaale ahaan, Florida, Georgia, South Carolina, North Carolina, iyo xitaa Virginia.

.

19/08/2025

Joint Press Statement by Former Somali Presidents on Misuse of Public Land

August 19, 2025 – Former Somali Presidents have condemned the unlawful appropriation and sale of public land in Mogadishu, describing it as a violation of the Constitution and national laws. They extend condolences to the families affected by recent operations and call on President Hassan Sheikh Mohamud to stop the misuse of state property, resettle displaced families, and return public land to government control. They also urge Somali businesspeople and citizens not to be misled into buying public land, warning that it belongs to the nation and must be protected.

Signed:

Abdiqasim Salad Hassan
Sharif Sheikh Ahmed
Mohamed Abdullahi Farmaajo

19/08/2025

Waxaa 18-kii Agoosto 2025 Aqalka Cad ka dhacay kulan muhiim ah oo ku saabsan xaaladda Ukraine, halkaas oo la qaaday sawir “Family Photo” ah. Sawirka waxaa wada galay: Donald Trump (Madaxweynaha Maraykanka), Volodymyr Zelenskyy (Madaxweynaha Ukraine), Emmanuel Macron (Madaxweynaha France), Keir Starmer (Ra’iisul Wasaaraha UK), Giorgia Meloni (Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga), Alexander Stubb (Madaxweynaha Finland), Friedrich Merz (Chancellor-ka Jarmalka), Ursula von der Leyen (Madaxweynaha Guddiga Yurub) iyo Mark Rutte (Xoghayaha Guud ee NATO). Sawirkan ayaa muujiyay midnimo siyaasadeed iyo taageero loo muujinayo Ukraine.

. . .

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SNN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share