Adlas TV

Adlas TV Naga Soo doono Warar Ku Salaysan Xaqiiqda oo Noqo Qofka ugu horeeya.

19/06/2026

Hadii aad Fadhi maxkamadeed ka Qeybgasho intaas ilaaali.

19/06/2026

Shiiq Shariif Shiiq Ahmed
Xasan shiiqow adaa naga Hordhimanaa ilaahay idinkiis.

Wasiir Faarax Cabdulqaadir oo kulan la qaatay mucaaradka ayaa la wadaagay fariinta uu ka waday Madaxweyne Xassan Sheekh ...
23/02/2026

Wasiir Faarax Cabdulqaadir oo kulan la qaatay mucaaradka ayaa la wadaagay fariinta uu ka waday Madaxweyne Xassan Sheekh oo ahayd in aan kor loo sheegin fashilka shirka iyo sababaha intuba.

Ergayga ka socday madaxwyne Xassan ayaana ku qancyay in dib loo dhigo shirka jaraa’id oo golaha ay rabeen in ay ku qabtaan Airport hoteel

23/02/2026

Ogaysiin Muhiim ah
Munaasabada bisha Ramadaan Hamar Diagnostic Center Qaybteeda tababarada
Waxa ay Qiima dhimis idin kugu sameysay dhamaan koorsoyinka ay bixiso sida
1. oo aad ubaraneysid Hab Practical
2. M.laborotory oo aad ubaraneysid Hab Practical ah.
3. Midwifery oo aad ubaraneysid Hab Practical ah.
4. Nurse oo aad ubaraneysid hab Practical
5. Pharmacology oo aad ubaraneysid hab Practical ah.
Kalaxirii 0617766576/0614684949/0612515105

23/02/2026

Madaxwaynaha Ahmed Madoobe ayaa ku laabta kismaayo ayada lagu kala tagay shirka Mucaaradka iyo Dowlada.

23/02/2026

Xildhibanaada sagootiyay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Golaha Mustaqbalka oo hadda soo saaray war degdeg ah.
23/02/2026

Golaha Mustaqbalka oo hadda soo saaray war degdeg ah.

Sidii caadadu ahayd, Beesha Caalamka waa ay soo gashay dheesha.Maraykanka ayaa hadal nuxurkiisu yahay “Siyaasad Midaysan...
23/02/2026

Sidii caadadu ahayd, Beesha Caalamka waa ay soo gashay dheesha.Maraykanka ayaa hadal nuxurkiisu yahay “Siyaasad Midaysan” in dalka laga doonayo soo diray.

23/02/2026

Xildhibaan Mohamed Abukar jacfar ayaa horay Usheegay shirka in aysan Wax kasoo baxaa aysan jirin.

Puntland iyo Jubbaland.
10/02/2026

Puntland iyo Jubbaland.

Address

Mogadisho Somalis
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adlas TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share