Beel Media

Beel Media Independent news Source

🇸🇴⚽️ TAARIIKHDA OMAR ARTAN OO SII SOCOTAGarsooraha Soomaaliyeed Omar Cabdullaahi Artan ayaa weli heli doona dhammaan lac...
14/06/2026

🇸🇴⚽️ TAARIIKHDA OMAR ARTAN OO SII SOCOTA

Garsooraha Soomaaliyeed Omar Cabdullaahi Artan ayaa weli heli doona dhammaan lacagta uu ka qaadan lahaa Koobka Adduunka 2026, inkastoo loo diiday gelitaanka Mareykanka isla markaana laga saaray liiska garsoorayaasha tartanka.

Omar, oo loo aqoonsaday Garsooraha Sanadka Afrika 2025, ayaa sheegay inuu watay dhammaan dukumiintiyadii saxda ahaa iyo fiisihii loo baahnaa, balse lagu hakiyay garoonka Miami kadib baaritaan saacado badan qaatay.

Si kastaba ha ahaatee, FIFA ayaa go'aansatay inay siiso mushaharkiisii buuxay, halka UEFA-na ay u magacowday inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA Super Cup ee dhex mari doona PSG iyo Aston Villa bisha Agoosto.

Omar Artan wuxuu horey u noqday garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee gaara heerarkan sare ee kubadda cagta, wuxuuna sheegay inuu wali hiigsanayo inuu ka qayb galo Koobka Adduunka 2030.

👏 Soomaaliyeey, hambalyo Omar Artan oo mar kale calanka Soomaaliya kor u qaaday.

🇸🇴

MEXICO OO SI XOOG LEH KU FURATAY KOOBKA ADUUNKA! 🇲🇽Mexico ayaa 2-0 ku garaacday South Africa kulankii furitaanka. ⚽️⚽ 9'...
11/06/2026

MEXICO OO SI XOOG LEH KU FURATAY KOOBKA ADUUNKA! 🇲🇽
Mexico ayaa 2-0 ku garaacday South Africa kulankii furitaanka. ⚽️
⚽ 9' J. Quiñones
⚽ 67' R. Jiménez
🟥 South Africa waxay ciyaarta ku dhamaysatay 9 ciyaaryahan kadib laba kaar oo casaan ah.
✅ 3 dhibcood oo muhiim ah ayay Mexico ku bilowday tartanka.

11/06/2026

?
Daawadde araktidadha waainoo muhiim.
Mahad-sanidiin.

🚨 WAR DEG-DEG AH | BEEL MEDIA 🚨⚽️ Caawa waxaa si rasmi ah u furmaya Koobka Adduunka FIFA 2026.🇲🇽 Mexico 🆚 🇿🇦 South Afric...
11/06/2026

🚨 WAR DEG-DEG AH | BEEL MEDIA 🚨

⚽️ Caawa waxaa si rasmi ah u furmaya Koobka Adduunka FIFA 2026.

🇲🇽 Mexico 🆚 🇿🇦 South Africa

🏟️ Garoonka Estadio Banorte (Azteca), Mexico City

🔥 Kulankan ayaa ah kulanka furitaanka tartanka ugu weyn kubadda cagta adduunka.

📢 Lasoco BEEL MEDIA si aad ula socoto wararka, natiijooyinka, iyo dhacdooyinka ugu dambeeya ee Koobka Adduunka 2026. ❤️⚽️🌍

🚨 Loollankii Beddelay Taariikhda Kubadda Cagta! ⚽🔥Sanadkii 2007, markii Kaká ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka s...
11/06/2026

🚨 Loollankii Beddelay Taariikhda Kubadda Cagta! ⚽🔥

Sanadkii 2007, markii Kaká ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahanka sanadka, qalad ka dhacay xafladdii abaal-marinta ayaa noqday bilowgii loollankii ugu weynaa ee kubbadda cagta.

Xilligaas Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa galay kaalmaha labaad iyo saddexaad, balse qalad dhacay ayaa sababay jahwareer kooban oo xafladda dhexdeeda ah.

Muddo ka badan 10 sano kadib, Messi iyo Ronaldo ayaa si buuxda u maamulay dunida kubbadda cagta, iyagoo ku guuleystay koobab badan, abaal-marinno waaweyn iyo rikoorro taariikhi ah.

⚽ Ku dhowaad 2,000 gool
🏆 85 koob
👑 Laba halyeey oo magacooda ku qoray taariikhda kubbadda cagta.

❓ Adiga yaad u aragtaa ciyaaryahankii ugu saameynta badnaa kubbadda cagta casriga ah: Messi mise Ronaldo?

📲 Nala soco wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha adigoo Follow gareynaya Beel Media. 🔥⚽️

27/05/2026

MW Hassan Sheekh oo Digniin Adag u Diray Cirro Somaliland & Gumaystaha YH Share-gareya pagka-na follow-dhah
Mahad-sanidiin.

26/05/2026

Muwaaddin
Follow-da hana illaabin
Mahad-sanidiin.

26/05/2026

Dhaawadde fadlan
Muqaalka lake-saar
Mahad-sanidiin.

26/05/2026

If it was you?
As a Chelsea fun 🤩
Will you except.

25/05/2026

Hees cusub al alfanaan (faladagan)

Pegka-follow dhaha
Mahad-sanidiin.

Address

Mecca Al Mukarrama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beel Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share