28/10/2025
Dagaal ku biloowday qaraxyo iyo hoobiyaal ayaaa hada la so afjaray kadib markii rag AS ah so weerareen D. Kaxada
Wxaa laga dilay tiro 7 intaas ka badana waa laga dhaawacay .
Caawa ciidamada gaarka ah ee Haramcad ayaa si guul leh u fashiliyey weerar ay damacsanaayeen kooxda Al-Shabaab kuwaas oo qorsheynayey in hoobiyaal lagu tuuro magaalada caasimadda Muqdisho
howlgalka aya ka dhacay inta u dhexeysa Qabuuraha Kaxda iyo deegaanka Maracade oo koonfur kaga beegan degmada Kaxda Ee gobolka banaadir