Xamar News

Xamar News Ogaalka dunida🌍

Somaliland oo maanta oo bandhigtay dhoola tus ciidan.Kuwaas oo taba bar usocday mudooyinkii ugu dambeeyay
17/01/2026

Somaliland oo maanta oo bandhigtay dhoola tus ciidan.
Kuwaas oo taba bar usocday mudooyinkii ugu dambeeyay

Xog:Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Mohamud Oo Hada Ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Gobolka Sool Ee Laascaanood
16/01/2026

Xog:Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Mohamud Oo Hada Ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Gobolka Sool Ee Laascaanood

Firdhiye iyo Fiqi Oo Maanta Booqday Deegaanka Guumeys Ee Gobolka Sool Maxay Kula Tahay Adiga Sababta Ay U Booqdeen Deega...
15/01/2026

Firdhiye iyo Fiqi Oo Maanta Booqday Deegaanka Guumeys Ee Gobolka Sool

Maxay Kula Tahay Adiga Sababta Ay U Booqdeen Deegaankaas?

War- saxaafadeed, xisbiga Dowladda puntland ee SINCAD , ayaa sheegay inuu si buuxda utaageersan yahay go’aanka Dowlada e...
14/01/2026

War- saxaafadeed, xisbiga Dowladda puntland ee SINCAD , ayaa sheegay inuu si buuxda utaageersan yahay go’aanka Dowlada ee ku aadan burburintii heshiisyadi imaaraad.

13/01/2026

Madaxwenaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya oo ka waramaya arimaha dalka maalmihii ugu dambeeyay

Soo follow garey boggeena, share dheh like saar video.

Goor dhaw fillo.  Hadal jeedinta Madaxweynaha Dowlada fedraalka soomaaliya.Tolow, muxuu sheegi rabaa!    Halkan kala soc...
13/01/2026

Goor dhaw fillo. Hadal jeedinta Madaxweynaha Dowlada fedraalka soomaaliya.

Tolow, muxuu sheegi rabaa! Halkan kala soco

Dowlada jubaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed, ay ku sheegeyso inay ka soo horjeedo go’aankii shalay DFS soo saartay...
13/01/2026

Dowlada jubaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed, ay ku sheegeyso inay ka soo horjeedo go’aankii shalay DFS soo saartay oo ahaa inay burburisay heshiisyadii ay kula jirtay imaaraadka.

Iyadoo sheegtay in DFS ku fashilantay isku haynta iyo mideynta dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Golaha wasiirada dowlada federaalka Soomaaliya, ayaa maanta soo saaray go' aan ay ku sheegayaan in DFS  ay gebi ahaanba ...
12/01/2026

Golaha wasiirada dowlada federaalka Soomaaliya, ayaa maanta soo saaray go' aan ay ku sheegayaan in DFS ay gebi ahaanba burburisay wadashaqeyntii iyo heshiisyadii ay la leheed dowlada imaaraat ka.

Go'aankaas waxaa si weyn usoo dhaweeyay masuuliyiin dowladeed iyo madax h**e, iyadoo ay DFS ugu baaqeen inay si weyn u ilaaliso madaxbanaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka .

Maxay kula tahay adiga, talaabada ay qaaday dowlada?!

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamar News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share