News agency

News agency � "Every day is a new chance to become a better version of yourself. Keep moving forward. Your time is coming!" �

Hoggaan Afduubtay Mustaqbalka Dhalinyarada Aadan TuurcaddeMaanta waxa si cad u muuqata in Aadan Tuurcadde uusan gacanta ...
13/02/2026

Hoggaan Afduubtay Mustaqbalka Dhalinyarada Aadan Tuurcadde
Maanta waxa si cad u muuqata in Aadan Tuurcadde uusan gacanta ugu jirin dhalinyarada, balse uu afduub ku hayo Oday 50 jir iyi koox yar oo sade qof ah asiga u meerisa warka. Go’aannada laguma saleeyo talo iyo wada tashi, balse waxaa lagu saleeyaa dano gaar ah.
Haddii aad ka hor timaaddo, waxaa laguugu jawaabaa hanjabaad iyo inaa kala qaybin ku wado dhalinyarada AadanTuurcade. Halka iyagu kala qeybiyaan dhalinyarada. Waxaa la gaarsiiyay heer la yiraahdo: “Haddii sidaan la yeeli waayo, magaca Aadan Tuurcadde waa lagu kala tagayaa.Taasi ma aha hoggaan ee waa burburin toos ah.
Saddex ka mid ah afartaas qof waa kuwa si muuqata u jahawareeriyay dhalinyarada. Waxay ku mashquuleen dagaal kursi iyo magac doon, halkii ay ka shaqeyn lahaayeen horumar iyo midnimo. Hal sano ayay ku lumiyeen khilaaf iyo isqabqabsi, haddana waxay doonayaan labo sano oo kale oo magac-xumo ah.
Dhinaca kale waxaa
Khilaafka kala dhexeeya UDM xal looma helin wali. sababtoo ah waxa hortagan odaygaa 50 ka kor u dhaafay iyo kooxdiisa magac aan wanaag saneen u soo jiidaya dhalinyarada Aadan Tuurcadde.
Haddii arrintan laga sii aamuso:
• Aadan Tuurcadde wuxuu noqonayaa magac oo kaliya
• Taariikhda hoggaankan waxaa lagu qori doonaa fashil
Hoggaan aan talo qaadan, aan xisaabtan oggolayn, oo ku shaqeeya kaligiis talis ma mudna in uu matalo dhalinyaro doonaya mustaqbal iyo sharaf.

02/02/2026
02/02/2026

Waxay rag waa weyn oo masuuliyad sheeganaayo ay garan waayeen bay gartay

31/01/2026

IIT Madras waa machad jaamacadeed oo heer caalami ah (Indian Institute of Technology Madras), kana mid ah jaamacadaha ugu sarreeya dalka Hindiya.
Hal-abuurnimo ka timid IIT Madras ayaa soo bandhigtay hab cusub oo aan sun ahayn, kaas oo biraha looga soo saaro e-waste iyadoo la ilaalinayo deegaanka lana xoojinayo dhaqaalaha wareegga ee waara.
Garabla agency News fellow garey sida ula socotid technologies caalamka

31/01/2026

GARABLA AGENCY NEWS
Saudi Arabia ayaa sheegtay inaysan u ogolaan doonin Mareykanka inuu ka faa’iideysto saldhigyada ama hawada dalkooda si uu weerar uga sameeyo Iran, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan dalal Gulf Cooperation Council (GCC). �

Fox News

Xogtaasi ayaa timid iyada oo xiisad milateri u dhaxaysa Maraykanka iyo Iran ay sii kacayso, ka dib markii maamulka Trump uu miiska dhigay doorashooyin ku saabsan suurtagalnimada weerar ciidan. Maraykanku wuxuu sidoo kale badda dhexe u diray koox dagaal oo ka tirsan USS Abraham Lincoln, iyadoo Tehran ay digniin ka bixisay inay ka jawaabi doonto haddii weerar dhaco. �

Al Jazeera +1

Qoraalka ayaa sidoo kale tilmaamaya in dalalka Gacanka (sida Sacuudiga iyo UAE) ay diideen inay u sahlaan Mareykanka howlgallo ciidan oo ka dhan ah Iran, taasoo hoos u dhigaysa fursadaha Mareykanka ku fulin karo weerar milateri oo si ballaaran loo taageero. �
Wall Street Journal
📌 Garabla Agency News – War Sax ah, Xaqiiqo Ku Dhisan

27/01/2026

Dahir Abdulle Jalaqle warkan maxaa ka jira

Address

Hodan
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when News agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share