03/09/2026
Deg-deg: Taliyihii h**e ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa ku dhaawacmay duqeyn diyaaradeed oo caawa lagu bartilmaameedsaday hoy uu ka deganaa degmada doolow.
Taliyaha ayaa gurigiisa laga saaray isaga oo dhawac ah waxaana hoyga la duqeeyay oo aad u burburay amnigiisa la wareegay ciidamada Itoobiya ee halkaas ku sugan.