10/08/2026
📢 FURSAD SHAQO – HAL ABUUR PRESS
Hal Abuur Press waxay qaadanaysaa Circulate Sales and Marketing Officer (Female) oo ka shaqayn doonta Muqdisho, Banaadir.
Shuruudaha:
âś… Xirfad isgaarsiin wanaagsan
âś… Adeeg macaamiil oo wanaagsan
âś… Awoodda lagu gaari karo bartilmaameedyada iibka
âś… Xiisaha buugaagta iyo akhriska
📍 Goobta: Muqdisho, Banaadir
đź“… Deadline: 13 August 2026
📲 WhatsApp: 0611592383 / 0610649331