Xamar

Xamar News and current events from around the globe. Xamar.net

26/08/2026

Suulsaarka Shaqaalaha Dowladda Soomaliya 🇸🇴 Wax ka ogow ゚viralシ

23/08/2026

Igaarkaan wax ka dhaha Reer Xamar waa Ciyaal Xamar

22/08/2026

Hantidii Haawiye waaye Kkkkkkk ゚viralシ

17/08/2026

Nabigeenna ﷺ wuxuu yiri: “U naxariista kuwa dhulka jooga, Kan samada jooga ayaa idiin naxariisanaya.” 🤍 Mararka qaar naxariis yar oo aad u muujiso qof ama xayawaan ayaa noqon karta sabab uu Alle kuu naxariisto. ❤️🤲 اللهم ارحمنا برحمتك، واغفر لنا وارحمنا يا أرحم الراحمين. 🤍

11/08/2026

🇸🇴 Qofkii xasuusta Soomaaliya Xilligii coladaha, wuxuu si cad u arki karaa masaafada aan soo Soconnay.

07/08/2026

Hadalka Gabadha ma Saxan yahay mise? Kkkkkkkm

06/08/2026

Waa mid aad u xanuun badan in sharaftii iyo karramadii bini'aadamka ay baahida maanta sidaas u disho. Baahida dalkeenna taalla maaha mid sahal ah, waxayna dad badan ku kalifeysaa jid aysan waligood dooran lahayn. Tuug la qabtay talo maleh..

03/08/2026

Qof buuran haka shakin.. Farxada iyaga sameesto.. kkkk

01/08/2026

Wixii h**e la iskala soo tag... hada laba saf ayay maraysaa! 😂 war bal dhalinyarada aan waxba haysan guurka yaa la nacsiinin rag iyo dumarba...

01/08/2026

Aaway xishoodkii iyo anshaxii? Waa in dowladda iyo eheladuba tallaabo degdeg ah ka qaadaan! 🛑 Waxyaabaha ay gabadhani ka waddo baraha bulshada ee ku saabsan hadallada anshax-xumada ah iyo qurunka waa mid ka baxsan dhaqanka, diinta, iyo Anshaxa suuban ee ummaddan lagu yaqaanay. Su'aasha ugu weyn ee qof kasta is-weydiinayo waxay tahay: Miyaanay ehel iyo qaraabo lahayn gabadhan oo maanta magac-dil iyo foolxumo u soo jiidaysa qoyskeeda? Dowladda, waalidiinta, iyo ehelada gabadhan waxaa la gudboon in ay si degdeg ah gacanta ugu dhigaan, isla markaana ay joojiyaan dhaqan-xumadan gurracan ee ku baahaysa baraha bulshada ee halista ku ah mustaqbalka jiilka soo koraya. Sharafka iyo asturnaanta bulshada waa in la dhowraa..

Address

Taleh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share