Kaxda Media

Kaxda Media Warbaahinta Kaxda waxay markasto ku soo gudbisaa warar ku dhisan xaqiiqda kana fog been.

10/05/2026

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arimaha banaanbixii Dhulka ee Mucaaradka abaabuleen.

10/05/2026

Reysalwasaarihii h**e Xasan Cali kheyre ayaa ka tacsiyeyay geeriga wiil lagu dilay iyo mid lagu dhaawacay banaanbaxii maanta ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. waxa u ku eedeyay inay dilka iyo dhaawaca gaysteen ciidanka Dawlada Fadaraalka.
waxaa u cambaareyay falkaas foosha xun ee dhacay maanta.

10/05/2026

War Deg deg ah : Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa u sheegay in banaanbaxa loo balansanyahay maanta u ka dhici doono Garoonka ciyaaraha Eng Yariisow.

08/05/2026

Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa ka hadlay in la dhaqan galiyay joojinta arimaha barakicinta dadka dagan dhulalka dawlada ee magaalada Muqdisho.

08/05/2026

Reysalwasaarihii h**e Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay Banaanbaxa maalinta axada ah ku balansanyihiin Mucaaradka Muqdisho 10/05/2026.

08/05/2026

Dawlada Soomaaliya oo sheegtay inay dhisayso 12000 guryo ,waxaana ka faaideysan doona ilaa 80,000 qof.
guryahaan waxaa loo dhisi doonaa dadkii laga barakiciyay dhulkii dawlada.

07/05/2026

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Amar lagu joojinayo Hawlaha Fulinta Dhulka iyo Barakicinta dadka dagan dhulalka dawlada ee magalaada Muqdisho.

12/01/2026

Dawladda Fadaralka Soomaaliya ayaa xiriirka u jartay Dawladda imaraatka carabta.

Address

Hodan Taleex
Mogadishu
001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaxda Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share