02/07/2026
🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xornimada iyo Midnimada Soomaaliya.
Sawirro ka tarjumaya dhoolatuska quruxda badan ee Ciidanka Qalabka Sida Soomaaliyeed, kuwaas oo muujinaya geesinimo, diyaar-garow iyo waddaniyad.