25/11/2025
Ku soo dhawaada Beejka Dhalinyarada Duuliye Mataan Cabdulle!
Beejkan waxa loo furay dhammaan dhalinyarada Duuliye Mataan Cabdulle, waxaana uu noqonayaa goobtii aad kala socon lahaydeen:
✅ Wararka & shirarka dhalinyarada
✅ Hawlaha horumarineed
✅ Go’aamada & qorshayaasha cusub
✅ Is xogwaraysiga iyo mideynta dhalinyarada
Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhamaan dhalinyarada in ay ka qayb qaataan hawlaha socda, fikiradoodana ku biiriyaan si aan u dhisno bulsho mideysan oo mustaqbal leh.
Dhalinyaro soo dhawada!
Halkaan ayaa ah meeshiina rasmi ah. 💙✨