muruq maal tv

muruq maal tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from muruq maal tv, TV Channel, Mogadishu.

21/04/2026

Inaan sidaan ku fiirsano ma xaq
Baa?πŸ˜₯ waan badbaadin karnaa
Hadii qof kasta nis dollr le u diro
Ama hal dollr oo gabadhan yar
Lagu badbaadinaayo hadii intaba
Awoodin waxan ka codsanayaa
Inaad u share gareeysaan
Samafale Nuurudiin

Aamino cabdi aadan
252613529511

Gabadhaas yar badbaado ayay
U baahan tahay share gareeya

27/01/2026

Sorry 😞 Hooyadan iyo wiilkeeda 10 maalin dabkooda lama shidin😭 waad u jeedaan
Dadka ilaahey waxsiyeyow ilaahey dadrtiisa ku caawi maalinta qiyamo waa la idin weydiin doona inta maalintaasi la gaarin 1$2$5$10$50$100$ iyo wixiikale oo lamid ah aad aboodo ku caawi maanta maalin eheey ayaad ilaahey aktiisa ka heli doontaa +252614201428
Nuurta aadan cabdi

20/01/2026

πŸ’” HOYO GAJO DARTEED AYAY U SUUXDAY…
Hooyadan masaakiinta ah gaajo darteed ayay u suuxday, biyo ayaa lagu shubay si ay u soo miyirsato 😭
Hadda kaligeed ayay jiiftaa, cid u naxariisata ma leh πŸ’”
πŸ₯Ί Haddii qalbigaagu nool yahay, ha ka leexan
🀲 Wax yar oo aad maanta bixiso, naf ayaad ku badbaadin kartaa
πŸ‘©β€πŸ¦± Magac: Yerey Madow Caliyo
πŸ“ž Lambar: 0612455834
πŸ˜­πŸ’”πŸ€²

19/01/2026

πŸ˜­πŸ’” Macallin dugsi Qur’aan oo maanta dhibaato ku jira
Waa aabbe masaakiin ah, carruur yar yarna way ku tiirsan yihiin 😒
Waxaa haysta xanuun daran oo kilyaha ah, waxaana loo baahan yahay in biyo laga miiyo si degdeg ah πŸ’§πŸ₯
Maanta wuxuu u baahan yahay gacantaada, ducadaada iyo naxariistaada 🀲
Qofkii u duceeya, Ilaahay ha siiyo muraadkiisa
Qofkii wax ku sadaqeeya, Alle ha ka dhigo ajar aan dhammaan 🀍
πŸ“ž 0613170824
πŸ‘€ Maxamed Cali Qaasim
Allaha u fududeeyo macallinkan, carruurtiisana u naxariisto.
Fadlan ha dhaafin… la wadaag (share). πŸ˜­πŸ™

19/01/2026

πŸ˜žπŸ’” HOOYO TABAR DARAN πŸ’”πŸ˜ž

Hooyo Soomaaliyeed oo qalbi jaban…
Wiilkeedii gaajo darteed ayuu hortooda ugu suuxay 😭
Gacmaheedu waa madhan yihiin, gargaarna ma hayso πŸ’”

Qofkii maanta u gargaaro,
Ilaahay ha ka aqbalo 🀲

πŸ“ž 0614201428

Alle dartii ha ka leexan…
Share garee πŸ˜­πŸ’”

17/01/2026

😭🀲 Alle ayaan kugu dhaarshaye walaal,
ha dhaafin fariintan πŸ’”
Waa hooyo Soomaaliyeed oo xanuun halis ah la ildaran,
xaaladdeeduna aad bay u liidataa πŸ₯Ί
Ma haysato daawo iyo daryeel caafimaad 😭
πŸ™ Wax yar oo aad bixiso maanta,
naf ayaad ku badbaadin kartaa ❀️
Fadlan garee oo caawi πŸ€²πŸ’”
252619603993
0619603993
Wanaag iyo Kheyr Tv

15/01/2026

Hooyo gaajo darteed u suuxday…
Kaligeed ayay jiiftaa, cid u naxariisata ma leh πŸ’”
Haddii qalbigaagu nool yahay, ha ka leexan 😭
Wax yar oo aad bixiso maanta, naf ayaad ku badbaadin kartaa πŸ₯ΊπŸ€²

πŸ“ž 0616131281
πŸ˜­πŸ’”πŸ€²

Address

Mogadishu
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when muruq maal tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category