Durdur TV

Durdur TV Real talk • Real vibes • Real stories
Haddii aad run rabto — halkan joog

21/08/2026

Toos:Madaxweyne Xasan oo si cajiib ah uga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga!

20/08/2026

Shirka Taliska ciidanka Booliiska o loga hadlay dagaalkii ka dhacay Baydhabo.

20/08/2026

Kudhowaad 1500 nef oo geel oo loogu talgalay xuska dhalashada NNNKH ayaa lagu soo bandhigay Muqdisho,.

19/08/2026

"Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga waa uu ka duwanyahay xiriirrada kale" Xasan Macalin Wasiirka cadaalada XFS

19/08/2026

Toos: Kulanka Golaha Shacabka ee BJFS.

Garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cabdullaahi Cartan, ayaa mar kale lagu casuumay qaaradda Yurub, gaar ahaa...
18/08/2026

Garsooraha Soomaaliyeed ee caalamiga ah, Cumar Cabdullaahi Cartan, ayaa mar kale lagu casuumay qaaradda Yurub, gaar ahaan magaalada Geneva ee dalka Switzerland, si uu uga qeyb galo tababar heer sare ah oo loo qabanayo garsooreyaal ay soo xushay UEFA.

Tababarka ayaa la qorsheeyay inuu ka qabsoomo magaalada Geneva 31-ka Agoosto, iyadoo diiradda lagu saarayo horumarinta aqoonta, xirfadaha iyo diyaar-garowga garsooreyaasha ka qeybgalaya.

Casuumaddan ayaa kusoo beegmaysa xilli Cumar Cartan uu sameeyay horumar muuqda oo dhanka garsoorka ah, kaddib markii UEFA ay dhowaan u magacawday inuu noqdo garsoorihii ugu horreeyay ee Afrikaan ah ee dhex-dhexaadiya UEFA Super Cup 2026, oo ay ku kulmeen Paris Saint-Germain iyo Aston Villa.

UEFA ayaa sheegtay in fursadda Cartan ay qeyb ka tahay iskaashiga u dhexeeya UEFA iyo CAF, kaas oo lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo horumarinta garsoorka kubadda cagta ee labada qaaradood.

Tababarka Geneva ayaa noqonaya fursad kale oo muhiim u ah garsooraha Soomaaliyeed, waxaana la filayaa inuu ka faa’iideysto khibradaha iyo aqoonta lagu bixinayo tababarka, taas oo sare u qaadi karta waayo-aragnimadiisa garsoornimo ee heerka caalamiga ah.

18/08/2026

Odayaasha Koonfur Galbeed oo mowqif adag Ka qaatay dhacdadii Baydhabo.

18/08/2026

Ciidamadii Casharka U Dhigay Kuwii Baydhabo Soo Weeraray oo 20 Neef oo Geel ah Lagu Abaalmariyey

17/08/2026

Wasaaradda Gaashaandhiga oo war cusub kasoo saartay Dagaalkii Baydhabo

17/08/2026

Yaa Ka Dambeeyay Dagaalkii Baydhabo: AS Mise Laftagareen?

Address

Waaberi
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Durdur TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share