KOR JOOG TV

KOR JOOG TV KOR JOOG TV – Warar, aragti & wacyigelin bulsho

14/04/2026

DEG DEG MW somaliland cabdiraxman ciro oo shegay in ay diyaar uyihiin heshiis ay lagalaan dowlada somaliya...See more

14/04/2026

DEG DEG baarlamanka somaliya oo manta dhamestay mudo xileedkodii..See more

Kadib maalmo cibaado iyo mashquuul ah oo aan galnay waxan dib ubilaabi donna wararkii warbixinadii iyo barnaamishadii wa...
13/04/2026

Kadib maalmo cibaado iyo mashquuul ah oo aan galnay waxan dib ubilaabi donna wararkii warbixinadii iyo barnaamishadii waxaan dhaman tageerayaasha korjoog tv ushegenaa inaa dib ubilownay wararkii xaqiiqada kusalesnaa oo ay niga barteen ISKU SOONOQOD WANAAGSAN
MAHAD SANIDIIN

02/04/2026

" loo joojin maayo ma dhihi kartid, waa lo joojinaa, Madaxweyne is casil wa fashilantee, 15 may noo balan ah"

Mid kamida dhalinyarada Soomaaliyeed

Madax wayne xasan sheikh 4 sano gudohood wuxu ladagaalay madaxdii dalka kuwoodii talada dalka wax kulahaa asaga oo adegs...
17/03/2026

Madax wayne xasan sheikh 4 sano gudohood wuxu ladagaalay madaxdii dalka kuwoodii talada dalka wax kulahaa asaga oo adegsanaya awoda madaxwayne somaliyed.
Balse hada waxa kaliya oo uharay waa 2 bilood iyo maalmo melaha uu xukumana waa kaliya 2 maamul goboled.
MW xasan sheikh marki lagaaro waqtiga dorashada lagu balansana muxu dhihi raba?

15/03/2026

DEG DEG dagaal culus oo dhexmaraya MW xasan sheikh maxamud iyo lafta garen .Seemore

Bahda Korjoog TV waxay si kulul u cambaareynayaan xarigga loo geystay suxufiyad Aniso, oo kamid ah wariyeyaasha ka howl-...
11/03/2026

Bahda Korjoog TV waxay si kulul u cambaareynayaan xarigga loo geystay suxufiyad Aniso, oo kamid ah wariyeyaasha ka howl-gala magaalada Muqdisho. Ilaa hadda lama shaacin sababta rasmiga ah ee loo xiray, taas oo walaac weyn ku abuurtay bahda warbaahinta.

Korjoog TV waxay aaminsan tahay in xorriyadda saxaafaddu ay tahay tiir muhiim u ah bulshada, isla markaana aan la caburin karin suxufiyiinta gudbinaya xaqiiqda.

Waxaan ugu baaqeynaa hay’adaha amniga in si degdeg ah loo caddeeyo sababta xarigga, isla markaana xorriyaddeeda dib loogu soo celiyo suxufiyad Aniso.

11/03/2026

DEG DEG: Waxa la xirey Mr Saan miyaa , sacdiyo bajaaj iyo bajaajley kle o badan & Ciidamda oo gacanta ula tagay bajaajleyda.... See more

10/03/2026

DEG DEG dagaal dhawaan lafilayo inuu kabilowdo koonfur galbed somaliya.See.more

07/03/2026

DEG DEG: Garawe waxa ka curtey urur dhalinyaro oo ay in badan sugayen dhalinta Soomaaliyeed.... See more

01/03/2026

DEG DEG Iran oo dhulka dhigtay diyaarado laga leeyahay israel

Address

Mogadishu
20100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KOR JOOG TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share