Basma Production

Basma Production Best Media Production

03/08/2026
26/07/2026

Sh saciid al naxwi iyo markazkisa , beertiisa

23/07/2026

RAAFIDA AYA UGA SHAR BADAN FIRQOOYINKA ISLAAMKA jira
دورة ميراث الأنبياء العلمية الصيفية الثالثة.
📚 منظومة الحائية في السنة 04
👤 يشرحه الشيــخ إسماعيل الحُمَيدِي
🕌 المكان: مَركَزُ النَّامُوس للدراسات القرآنية بحي توكل- دار السلام.

تحت إشراف: مؤسسة الناموس التعليمية. See less

Xafladda Gunaanadka Kooraska Cilmiga Xagaaga ee Saddexaad: Dhaxalka Anbiyada📍 Goobta: Masaajidka Ar-Rawda – Xaafadda Isr...
22/07/2026

Xafladda Gunaanadka Kooraska Cilmiga Xagaaga ee Saddexaad: Dhaxalka Anbiyada

📍 Goobta: Masaajidka Ar-Rawda – Xaafadda Israac – Daarusalaam.

📅 Taariikhda: 23/07/2026 Waafaqsan: 9 Safar 1448 Hijri.
🕗 Waqtiga: 8:00 subaxnimo ee Malinta: khmiista.

Ka soo qaybgalkaagu sharaf ayuu noo yahay, wuxuuna xafladdayada u kordhinayaa farxad iyo bilic.
Ku soo dhowaada dhammaantiin.

Wixi fafafhin ah kala xiriir: 0619117736- 0610325210.

Address

Howl Wadag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Basma Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category