Dabacsan media

Dabacsan media Dabacsan media kalasoco xog & warar xaqiiqo ah

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow shacabka u jeedinaya khudbad ku saabsan xaaladihii ugu dambe...
13/01/2026

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow shacabka u jeedinaya khudbad ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo tallaabooyinka dowladdu qaadday ee ku aaddan difaaca wadajirka, midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Dabacsan media

05/11/2025

Taariikh kooban iyo degmada war-shiikh ee gobolka shabeelada dhexe.

Dabacsan media
01/11/2025

Dabacsan media

01/11/2025

Manta laga bilaabo page-ka Dabacsan media waxa uu qabsan doonaa shaqdii loo aas-aasy, in aan wada shaqeyn doono ayaan rajeynaa inshalh kor neh usoo kici doono.
Dabacsan media

26/10/2025

Halkaani waa Dabacsan media oo aad kaheli doontaan guud ahaan akhbaarta caalamka.
Fadlan qof walbo muuqaalkaan ha'iidhaho mahadsanidiin.
Dabacsan media

22/10/2025

ku soodhawaada page-ka dabacsan media oo aad kaheli doontaan warar iyo sheekooyin qosol badan.
dabacsan media

Address

Taleex Hodon
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dabacsan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share